Monday, February 2, 2026
Granavolden-madashu waxay furaysaa goobo loogu talo galay in carruurta dambiyada gala looga xanibo dhaqdhaqaaqa. Mas’uulka Frp u qaabilsan dhanka siyaasadda cadaaladda Solveig Horne ayaa u...
Amanda Lind (MP), wasiirka cusub ee dhaqanka, ciyaaraha iyo dimuqraadiyadda ayey dhaleeceyn uga timid siyaasiyiin uu ka mid yahay, hoggaamiyaha xisbiga Liberalerna Jan Björklund. Dhaleeceynta...
Hay.ada laanta Socdaalka Sweden ayaa war qoraal ah oo ay soo dhigtay website Migrationsverketka waxay kaga jawaabtay qoraal lagu baahiyay dhanka baraha bulshada kaasi...
Warbaahinta Somaliska ee sida aadka uga faalaato arimaha Qaxootiga Caalamka gaar ahaan kuwa Scandinavia ayaa soo kordhisay qaab fudud oo kuu sahlaya in aad...
diblomaasigan ayaa dhowr jeer ka hadlay kiisas la xiriira Barnevernet. Wasaaradda arrimaha dibadda (UD) ayaa cadaysay inay dalka ka erisay diblomaasi u dhashay dalka Poland...
Stefan Löfven ayaa dawladdiisii oo uu maanta soo bandhigay ey xubno ka noqdeen lix xubnood oo aan horey ugu jirin dawladdii ku meelgaarka ee...
Stefan Löfven oo toddobaadkii hore loo doortay inuu qabto hoggaanka dawladda ayaa iminka hortagay xildhibaannada baarlamanka, sidii uu uga hor akhrin lahaa dhabbada siyaasadda...
warbixin laga soo saaray Dalka norway isla markana looga hadlayay baaritaan lagu sameeyay caruurta loo diro wadamada Dibada ayaa lagu sheegay in Caruurta Somalida...
Mudo dhoor bilood kadib waxaa jimcihii leesku raacay in Xisbiga S uu ku laabto Hogaanka Sweden mudada afarta sano ee soo socota arintaasi ayaana...
Haweenay middi lagu dhaawacay fal isku day dhac ah bartamaha dukaan ku yaalla Møllergata magaalada Oslo. Dhacdadaan ayaa abaara 12.53 ka dhex dhacay dukaanka cuntada...