Mid kamid ah Macalimiinta wax ka dhiga iskuulada Waxbarsho ee Gotenborg ayaa laga ceshtay ID-geeda Macalinimo kadib markii ay xiriir galmo la sameesay mid...
Gaadiidka dadweynaha ee T-bane-ha ayaa ka joogsan doona safaradii uu ku tagi jiray qaybo ka mid ah magaalada Oslo qaasatan, inta u dhaxaysa Majorstuen...
Xafiiska Arrimaha Gudaha ee dalka Britain ayaa qorsheynaya inay mar kale so o masaafuriyaan Yacquub Axmed oo 29 jir ah, kaasi oo bishii October...
Sanadkii lasoo dhamaatay bishii Setemper waxaa doorasho ka dhacday dalka sweden meelaha doorashada ka dhacday waxaa kamid aheyd degmada Falun.
Codadka laga diiibtay degmada Falun...
Hay'adaha Dowlada Sweden ayaa badankooda xafiisyo ku leh gudaha caasimada Stockholm kuwaasi oo shacabka sweden u qabto shaqooyin kala duwan.
Dowlada ayaa go'an ku gaartay...
2,9 milyan canshuur bixiye oo canshuur loo soo celinayo, halka 800.000 qofna laga rabo inay celcelis ahaan 25.900 krone bixiyaan.
Iyadoo dowladdu soo dirtay fariinta...
Sanad walbo waxaa dowlada gaar ahaan hay'ada canshuurta ee (skatteverket) ay dib ugu celisaa dadka Sweden lacagta canshuurta waxana lacagtaasi uu qofka heli karaa...
Macalimiin badan oo wax ka dhiga dalka Sweden ayaana heysan caawin dheeraad ah marka ay ku suganyihiin iskuulka isla markana ay wax barayaan ardayda...
Muuqaal ay baahisay shirkada Telia ayaa dad badan oo ku sugan Dalka Norway ku abuurtay caro xoogan iyadoo carada badankeeda ay ka dhalatay muuqaalka...
Dad badan oo ku sugan Dalka Sweden ayaa helay guryo kiro ah kuwaasi oo shirkadaha guryaha ka kireesta lakin marka ay guriga helaan kadib...














