Kalaab lagu caweeyo habeenki oo ku yaalla Magaala Malmö ayaa lagu qarxiyay Bam habeenki Axada ee aanu soo dhaafnay taasi oo cidna waxba ku...
Wakaaladda socdaalka ee migrationsverketka ayaa ka digtay caqabadda ka dhalan karta qorshaha dawladda ee la xiriira in wakhti lagu daro sharciga ku meel gaarka...
Nin hubeesan ayaa rasaas ku furay bas nuuca korontada ku shaqeeya oo marayay magaalada Utrecht oo kutaala bartamaha dalka Holland, waxaana weerarkan ka dhashay...
Wiil u dhashay dalka Australia oo diiday cunsuriyadda siyaasi u dhahshay Australia ayaa mudda gaaban ku soo caan baxayy, iyadoo loo bixiyey naaneys cusub...
Siyaasiga Mark Kollinis ee ka tirsan Xisbiga Midigta Fog ee dalka Sweden ayaa soo jeediyey qorshe uu ku doonayo inuu Masjid iyo Xarun Dhaqan...
Xildhibaankan oo ka tirsan Baarlamanka dalka Australia ayaa si jees jees ah uga hadlay weerarkii shalay ka dhacay dalka New Zealand ee lagu laayey...
baraf balaaran isla markana wata dabeyso xoogan ayaa la filayaa in uu ka da'o qeybo kamid ah gobolada Dalka Sweden iyadoo mid kamid ah...
Madaxa dawladda Sweden Stefan Löfven ayaa ka faallooday falkii argagixsnimo ee ka dhacay dalka New Zealand, halkaasina oo ey ku naf waayeen 49 ruux.
Weerarkii...
Ugu yaraan afar qof oo Soomaali ah ayaa la sheegay iney ka mid noqdeen dad gaaraya 49 qof oo saaka lagu laayey labo masaajid...
Dad ayaa ku dhintay weerar lagu qaaday labo masaajid oo ku yaalla magaalada Christchurch, sida ay xaqiijiyeen booliiska dalka New Zealand.
Saddex nin iyo haweenay...















