Friday, February 27, 2026
Dalka Sweden gaar ahaan Caasimada Stockholm dad badan ayaa u isticmaala Tareenada iyo Basaska Shirkada SL kuwaasi oo loo isticmaalo kaarka SL-ka oo shirkada...
Labada dhacdo tan hore waxaa loo gaystay wiil dhalinyaro ah oo laga dhacay alaabo badan agagaarka vinderen, sida booliisku uu sheegay dadka la dhacay...
haben hore ayuu qarax ka dhacay makhaayad ku taal xaafada Lilla torg ee magaalada Malmö. Boliiska halkaas ayaa sheegay in ay islamarkiiba gacan ku dhigeen...
Nin hubeesan oon wali heybtiisa la garan ayaa rasaas aan khasaaro geesan ku furay masjid kuyaala magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska, arintan ayaana...
Dowlada Sweden ayaa sanadkii 2015 xirtay xaduuda ay la wadaagto wadamada kale ee Yurub kadib markii Qaxooti badan kasoo gudbeen kuwaasi oo iska dhiibay...
Maanta ayaa toos waxaa u bilaabatay Doorashada Barlamaanka Yurub oo dadka ku nool wadamada Yurub ay Codkooda dhiibanayaan si ay u doortaan Xubnaha Barlamaanka...
Nin da’diisa lagu sheegay afartameeyo ayaa gacanta lagu dhigay, kaasi oo lagu tuhunsan yahay dembi culus. Tallaabadaasi ayaa ka dambeeysay sida ay war ku heshay...
way adag tahay in ay ku dhiiradaan Hooyooyin badan oo ajaanib ah sida ay ku dhiiratay mid kamid ah Hooyooyinka Somaliyed ee ku noo...
Baadhitaan ay sameeysay heeyada dhalinyarada iyo arrimaha bulshada ee loo soo gaabiyo MUCF ayaa lagu ogaaday in faraq u dhaxeeyo fikradaha ay hablaha iyo...
Dooddii hoggaamiyeyaasha xisbiyada xubnaha ku leh baarlamanka Sweden ey ku yeesheen fiidnimadii axaddii  idaacadda la iska daawado ee SVT waxay markii ugu horreeysay muujisay...