Dowlada Sweden ayaa dib ugu celisay Dalkooda 50 qof oo qaxooti ah kuwaasi oo Qaxooti ahaan horay iskaga dhiibay Dalka lakin loo diiday Codsigooda...
Tira koob cusub oo ay saaka soo saartay hayadda suuqa shaqada ayay ka muuqataa in bishii labaad ay kor u kacday shaqa la’aantu. Waana...
Waaxda Socdaalka Sweden ayaa sheegtay in ay Sweden ku dhuumaalaysanayaan in ka badan 11,000 oo qofood oo loo jaray xukun ah in dalka laga...
Raisal Wasaaraha Sweden oo la hadlay Barlamaanka ayaa ka hadlay dhibaatada Kooxaha Gangiska ka geestaan Dalka Sweden iyo sida Dowlada Wax uga Qabaneyso.
Stefan ayaa...
Warar laga helayo Xaafada Nacka ee Bariga Caasimada Stockholm ayaa sheegaya in Halkaasi lagu toogtay labo qof kuwaasi oo dhaawac ahaan looga qaaday goobta...
Shirkadaha guryaha kireeya ayaa si fudud kaaga ceshan doona hadii aad gurigaaga ku kireyso gacan labaad adigoo ogolaansho ka heysan Shirkada kaa kireysay guriga.
Sharcigan...
Booliska Norway ayaa shaaciyay in ay xabsiga dhigeen nin looga shakisan yahay falal Argigixisanimo kaasi oo warbaahinta gudaha Norway ay qoreen in uu kasoo...
Waxaa si xoog leh u kordhay gabaabsiga lambarada aqoonsiga qof ee la yiraahdo personnummer tan iyo qul qulkii qaxooti ee sannadkii 2015, iyadoona dadka...
Turkiga ayaa digniin culus u jeediyay dalalka midowga Yurub, iyadoo u sheegtay in haddii dalabkeeda la fulin waayo ay qaadi doonto tallaabo culeys weyn...
Iyadoo Sweden ay kamid tahay wadamada sida aadka ah uga dhacaan Falalka ay geestaan Kooxaha gangiska ayaa Xisbiga Moderatka waxa uu soo jeediyay in...














