Madaxa maamulka degmada Bengtsfors ee gobolka Dalsland, Stig Bertilsson ayaa sheegay in degmada aysan qaabili doonin qaxooti kale,isaga oo ku andacooday in degmadu hore...
Degmada Valdemarsvik wararka laga helayo ayaa sheegaya in la xiray ku dhawaad 8 iskuul iyo goobo Xanaanada Caruurta kadib markii mid kamid ah isuulada...
Dowlada Sweden ayaa shalay soo bandhigtay Miisaaniyada Dowlada ee Sanadka Danbe taasi oo si gooni ah indhaha loogu hayay Madama tii hore ay soo...
Waxaa maanta lagu wadaa in kulan uu dhexmaro hay'ada Qaxootiga u qaabilsan Dalka Norway iyo Somalida kulankaasi oo noqonaya kii labaad oo dhex mara...
Maamulka degmada Järfälla ee magaalada Stockholm ayaa sheegay in dookhyada hilibka loo qalo qaabka xalaashaha ah aan gebi ahaanba laga heli doonin dookhyada cunto...
Qaar kamid ah Xisbiyada Dalka Sweden ayaa ka carooday miisaaniyada Dowlada ee sanadka 2020 kaasi oo Barlamaanka loo gudbinayo maanta oo arbaco ah.
Xisbiga Vänsterpartiet...
Värmland oo ka mid ah gobolada dhaca koonfur galbeed Sweden ayaa qeybo ka mid ah waxaa ka da’ay baraf.
Monica Engström oo ka mid ah...
Shir jaraa’id oo ay wada jir u qabteen wasiirka maaliyaddda Magdalena Andersson (S) iyo wasiirka suuqa shaqada Eva Nordmark (S) ayey ku soo ban...
Maxkamadda degmada Uddevalla ayaa ku xukuntay haweeney 70 jir ah in ay geystay dil kama' ah ka dib oo ay u geeysatay duqeedii.
Haweeneydan ayaa...
Degmada Sölvesborg ayaa soo saartay sharci dhigaya in Degmada laga mamnuuco Calamada kale ee loo isticmaalo iyo Qaxootiga kadib markii halkaasi la wareegeen Xisbiyada...














