Thursday, February 19, 2026
Dowlada Finland ayaa Dalka Somaliya gaar ahaan Magaalada Mqudisho waxay dib ugu celisay Qaxooti Somali ah kuwaasi oo Sharciga Finland u diiday mudo dhoor...
Maxkamadda racfaanka ee Svea ayaa ku xukuntay afar xubnood oo ka tirsanaa mas’uuliyiinta ururka samafalka Al-Azhar dambi la xiriira xagga dhaqaalaha. Aasaasaha Al-Azhar oo ah 51...
Dood shalay uga qabsoontay xarunta baarlamanka hoggaamiyeyaasha xisbiyada ayey ku soo ban dhigeen aragtiyadooda kala duwan ee xaaladda dalku ku sugan yahay. Doodda oo ey...
Dowlada Jarmalka ayaa dib u dejin u sameysay 154 qof oo Qaxooti Soomaali ah, kuwaasoo xalay laga duuliyey magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya...
Waxaa maanta oo arbaco ah la filayaa in baarlamanka uu meel mariyo sharci kordhinaya da’da lagu galo hawlgabka. Sida uu qorayo  hindisaha sharciga ee baarlamanku...
Waa dhacdo hadal hayn badan dhalisay kana farxisay Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim oo loo garan ogyahay (Cabdiraxmaan Waryaa) isla markaana mudo dhowr sano ah daris...
Raisal Wasaaraha Sweden löfven ayaa ka hadlay Cabsida laga qabo imaatinka Qaxooti tirada badan ee Suuriyaanka kuwaasi oo kasoo cararaya farogalinta Turkiga uu ku...
Qiimaha Lacagta Kaarka SL-ka ee Gadiidka Stockholm ayaa la kordhindoonaa labo bil kadib oo ku beegan Bisha January ee Sanadka 2020 Qorshaha oo qeyb...
Maamulka Xisbiga Kristdemokraterna ayaa keenay hindise ah in dadka doonaya inay helaan iqaamadda abadiga ah ee Sweden lagu xujeeyo inay ku baasaan imtixaan dhanka...
Dowlada Turkiga ayaa shaaca ka qaaday in ay soo fasaxeyso Qaxootiga suuriya oo gaaraya 3 Milyan hadii Midowga yurub uu kasoo horjeesto Hawlgalka Turkiga...