Thursday, February 19, 2026
Waxay u muuqataa in xisbiga SD ee Dalka Sweden uu taageero weyn ku leeyahay bulshada Sweden sahmin Cusub oo lasoo bandhigay. Su'al la waydiiday bulshada...
Meydadka dad gaaraya 39 qof ayaa laga helay baabuur xamuul ah gudaha magaalada Essex ee bariga dalka Ingiriiska. Darawalka baabuurka xamuulka oo 25 jir ah...
Hay'ada Gadiidka Sweden ayaa soo bandhigtay Ninka heesta Rikoodhka Sanadkan ee dhicista Gawaarida kaasi oo ku dhacay 20 mar. Rikoodhka gawaari dhicista waxaa heesta nin...
Nin hubeysan isla markana Xaday Gaari Ambalas ah ayaa gaarigaasi waxa uu jiirsiiyay dad kala duwan oo keentay dhaawaca dhoor qof waxaana kamid ahaa...
Kanada, natiijada doorashadii baarlamaanku waxay muujineysaa in xisbiga Libaraalka ee Justin Trudeau uu sii hayn doono awooda dowlada kadib markii uu helay codad tiro...
Isbuucaan xisbiga Moderater-ka ayaa yeeshay kulan weyn kulankaasi oo warbaahinta gudaha hadal heyso Siyaasiyiin ka kala yimid daafaha dalka ayaa kulanka u yimid inay go’aan ka gaadhaan siyaasada...
Waaxda saadaasha hawada ee iswiidhishka ayaa soo saartay digniin heerka koowaad ah oo ku saabsan suurtagalnimada in dabaylo xoog leh ay ka dhacaan qaybo badan...
12 ka mid ah guud ahaan 21 ka daryeel caafimaad ee dalka Sweden ayaa waqtiyada sugitaanka ee qalliinka ama daaweynta la yareeyay, halka waqtiga...
Xisbiga Moderaterna ayaa  sheegay in ay rabaan inay adkeeyaan qawaaniinta magangalyo-doonka ee dambiya gala. sida ay sheegtay afhayeenka siyaasada socdaalka ee xisbiga Maria Malmer Stenergard. -...
Meydka muwaadinka Soomaaliyeed ayaa waxaa laga helay magaaladda Plauen ee gobolka Sachsen ee wadanka Jarmalka,waxaana uu u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray tooreey lagu dhuftay. Booliska...