Wasiirada dhaqanka iyo Dimuquraadiyada Sweden Amanka lind oo maanta qabatay shir jaraa'id ayaa shacabka sweden ka codsatay in aan la daahin duugta ama aaska...
kadib codsi ka yimid Maamulka Caasimadaha Stockholm iyo Gotenborg ayay dowlada ku hoolan tahay joojinta kaamirooyinka ku dhaca gawaawirada ee ku xiran wadooyinka kuwaasi...
Dowlada finland gaar ahaan wasiirada Arimaha dibada Dalkaasi Maria Ohisalo ayaa warbaahinta u sheegtay in Sweden ay tahay dhibaatada ugu adag ee xiligan jirta kadib...
Caa’isha (Silvia Romano) ayaa Facebook farriin ugu dirtay Muslimiinta Talyaaniga oo farriin muuqaal ahayd hiillo u muujiyey xilli ay wajahayso weerarro nacayb ah, tan...
dood adag ayaa ka taagan sharciga (ebo-lagen) ee la sameeyay sanadkii 1994 doodiisa ayaana timid kadib markii dhawaan lagu sameeyay isbadal cusub isbadalkaasi oo...
maanta oo sabti ah waxaa dhimashada sweden ee corona ku soo korortay 28 qof taasi oo sabab u ah iyadoo ay tahay maalin sabti...
Dowlada Taliyaaniga ayaa ku dhawaaqay in maalinta isniinka ee nagu soo wajahan fureyso ama fududeeneyso xaduudaha ay la wadaagto wadamada yurub sidoo kale ay...
mid kamid ah maqaayada Germalka gaar ahaan nuuca laga cabo kafeyga ayaa soo kordhisay hab cusub oo macaamiisha u ilaalin karaan fogaanka leesku jirsado...
Barlamaanka Wadanka Germalka ayaa ansixiyay sharci Cusub oo dhigaya in sadax sano xabsiga la dhigo qofka guba Calan wadan kale ama midka midowga yurub...
Dowlada Norway ayaa kordhisay mudada wadanka uu ka xiran yahay dhanka Safarada dibada taasi oo laga dhigay ilaa bisha Agoosta 20-keeda sida ay shir...














