Wasiirka Caddaaladda iyo Socdaalka ee dalka Sweden, Morgan Johansson, ayaa sheegay in dowladda Sweden ay culeys saari doonto dowladaha Ciraaq, Lubnaan, Iran iyo somaliya...
Dowlada Finland ayaa maanta ku dhawaaqday in ay Furtay Xaduudeeda laga bilaabo Maalinta Isniinta ee soo socotay sida Warbaahinta TT kasoo xigatay wasiirka arimaha...
Dowlada Sweden ayaa horay u soo bandhigtay baaritaan lagu sameeyo qofka Qaxootiga ee iska dhiiba Dalka kaasi oo mararka qaar sheegta da'da uusan isaga...
Norway ayaa Xukun ku riday ninkii ka danbeeyay Weerarka Masaajidka Al-noor ee Caasimada Oslo iyo dilka dad kamid ah qaraabadiisa kula noolaa guriga uu...
Xabsi dhalinyarada lagu xiro oo ku yaalla magaalada Neustrelitz ee dalka Jarmalka ayaa waxaa saaka qolkii uu kaga xirnaa laga helay meydka wiil Soomaali...
Guud ahaan xubnaha ka ah midowga yurub ayaa isku raacay furitaanka Xuduudaha wadamada xubinta ka ah EU waxana maalinta furitaanka loo asteeyay 1 july.
Xubnaha...
Hay'ada Socdaalka Sweden ee Migrationsnerket ayaa qoraal ay kasoo saartay Qaxootiga iska dhiibay Dalka sanadkii 2015 ku sheegtay in Dadka is dhiibay badankooda ay...
Dowladda Kanada waxaa ka go'an inay ilaaliso caafimaadka iyo badbaadada reer Kanada iyo yareynta faafitaanka COVID-19 gudaha Kanada. si kastaba ha noqotee dowlada ayaa...
Dowlada Norway ayaa wax badan ka badashey hanaanka Qaxootiga Dalkeeda waxana ay shaaca ka qaaday in ay sharciga siineyso qofka ganacta u galay kooxaha...
kadib markii uu qoraal soo dhigay barta Facebook ayuu raisal'wasaaraha Sweden Stefan ku shaaciyay in dowlada bixineyso lacagta waxbarashada ee dadka ka shaqeeya goobaha...














