xisbiga Liberalerna ayaa kasoo horjeestay qoondada Sweden ee Qaxootiga ay qaabileyso xisbiga ayaana taageersan in aan la xadidin tirada Qaxootiga ee Wadanka iska dhiibaya...
Dowlada Somaliyaa ayaa maanta shaacisay in ay xayiraada ka qaaday qeyb kamid ah Xayiraada saarneed duulimaadka diyaaradaha gaar ahaan duulimaadka gudaha iyadoo taasi oo...
Abaaro 11 Duhurnimo ee maanta oo khamiis ah ayaa diyaaradii ugu horeesay ka duushay Garoonka diyaaradaha Arland ee Caasimada Stockhom iyadoo ku sii jeeda...
Xisbiga SD ayaa qorsheenayay sidii loo mamnuuci lahaa xirashada xijaabka ee goobaha waxbarashada lakin Xisbiga qeybtiisa Skåne ayaa joojiyay guud ahaan mamnuucista xijaabka go'anka...
laga bilaabo maanta oo bisha tahay July kowdeeda waxaa bilowday Sharciga Cusub ee guuritaanka kaasi oo saameenaya Qaxootiga doonaya in ay ka guuraan Hoyga...
Khubaro Caafimaad oo u dhashay dalka Shiinaha ayaa ogaaday in waddankaas uu ka jiro xanuun horleh oo lamid ah feyraska corona, kaas oo noqon...
mudo dhoor bilood oo loo xayirnaa Xaalada Coronavirus ee Caalamka ayaa qaar kamid ah Diyaaradaha Caalamka waxay bilaabayaan Safarada qaarkood kuwaasi oo Xanibaad saaran...
kadib Shir jaraa'id oo hay'ada Caafimaadka Sweden ay maanta qabatay ayay ku shaacisay in Qofka uu ku dhaco Xanuunka Corona uusan Mar kale ku...
Dowlada Sweden ayaa kordhisay mudada lagu qaadan karo lacagta deynta ee qofka u sahla in uu qaato kaarka wadista gaariga kaasi oo horay dowlada...
Ra’isul Wasaaraha dalka Denmark, Mette Frederiksen ayaa mar kale dib u dhigtay xaflada arooskeeda, waxa ayna markan shaacisay in sababta arooskeeda dib uga dhacay...














