Wednesday, April 8, 2026
Sweden ayaa maanta laga diiwaan galiyay dhimashada afar qof oo Xanuunka Coronavirus mudada afarta saac ee lasoo dhaafay sida ay shaacisay hay'ada Caafimaadka Dadweynaha...
Golaha wasiirrada JFS ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxay ku ogolaadeen in dib loo furo dhammaan adeegyadii loo hakiyay sababo la xariira...
guud ahaan shaqaalaha Somaliska waxay idin leeyihiin Ciidan Wanaagsan Sanadkan guud ahaan muslimiinta oo idil. Sidoo kale Maamulka iyo Shaqaalaha Somaliska ayaa farxaada ciida waxay...
inkastoo Dowlada Denmark ay tartiib tartiib ay u fureysay hadana Wasiirka arimaha dibada ee Denmark ayaa maanta ku dhawaaqay in ay furanyihiin guud ahaan...
Raisal Wasaaraha Sweden oo ka hadlay Xaalada Corona ee Sweden mudada adkeet ee lasoo maray ayaa bartiisa Facebook waxa uu ku soo qoray qaar...
Maxkamada Degmada Eksjö ayaa maanta xukun  10 sano ah ku xukuntay hooyo 30 sano jir ah oo lagu eedeeyay kufsi galmo ay u geesatay...
Maamulka caafimaadka bulshada ayaa dadka ku booriyay inay sii wadaan shaqadooda guriga xiliga dayrta, hadii ay macquul tahay sidaasi. Andal Thignell, oo ah cilmi-baare ku...
mudada 24-ka saac ee lasoo dhaafay ayaa Dalka Sweden laga diiwaan galiyay dhimashada 28 qof kuwaasi oo u dhintay Xanuunka Corona waxana tirada guud...
Sida uu baaritaan ku soo bandhigay joornaalka Hem Och Hyra Haweenka ayaa aad uga baqa dariskooda marka loo eego raga baaritaan lagu sameeyay 1,000...
Baarlamanka Turkiga ayaa meelmariyay sharci si adag u xakameynayo baraha bulshada. Waana tallaabo ay hay’adaha u dooda xuquuqda aadanaha ku tilmaameen mid halis ku...