Thursday, April 9, 2026
Haweeneydan (33 jirka ah) ayaa heshay go, aanka UDI ee ku saabsan masaafurinta joogtada ah iyo kala noqoshada sharciga deganaanshaha. Sanadkii hore, haweeneydan ayaa lagu...
Baadhitaan uu maanta daabacay Aftonbladet ayaa iftiiminaya arrinta dhalinyarada aan qaan gaarin ee ka qayb gala dambiyada ka dhaca Stockholm. Waxay ahayd baaritaan qarsoodi ah...
Raiisel wasaare Stefan Löfven wuxuu ka digay xaalada Corona ee Yurub. Wuxuu sheegay in dowlada ay talaabooyin aad u daran ka qaadi doonto Sweden...
Stockholm: Wasaaradda Arimaha Dibada ee Sweden waxay kula talisay inaan loo safrin Gobolka xuduudaha Sacuudiga la leeyahay Yemen, sababa la xiriira xaalada amaanka ee gobolka....
Dowladda Jarmalka ayaa ku dhawaaqday tallaabooyin cusub maadaama infekshannada maalinlaha ah ay dhaafeen 5,000 - tii ugu badneyd tan iyo bishii Abriil. Xeerarka ku...
Dalalka dagaallamaya ayaa isku raacay in la joojiyo colaadda ka taagan gobolka lagu muransan yahay ee Nagorno-Karabakh maalmo uun ka hor. Ruushka ayaa ugu baaqaya...
Xisbiga Bidixda ayaa ka noqday hanjabaadii ahayd in la rido dowladda. - Ilaa iyo inta aad sii wadaan baaritaanka ma aha wax qalad ah in...
Wasiirka Arimaha Dibada Jarmalka Heiko Maas ayaa shalay ugu baaqay Turkiga inay ka waantoobaan daandaansiga cusub ee ka socda Bariga Mediterranean. "Haddii howlaha cusub ee...
Sida ay masuuliyiintu sheegeen, 660 kiis oo cusub oo cudurka loo yaqaan 'Covid-19 virus' ayaa la soo sheegey afartii maalmood ee la soo dhaafey,...
Somaliska Finalnd Sawirka ra’iisul wasaaraha Finland Sanna Marin ee soo dhigtay barta ‘Instagram’ ayaa sababay falcelin kala duwan oo dadka Finnishka ah ay ka...