Friday, April 10, 2026
Armenia iyo Azerbaijan ayaa sheegay in ay isku raaceen Sabtidii shalay xabad-joojin cusub oo bina-aadamnimo laga bilaabo saqbadhkii (2000 GMT) dagaalka ka socda Azerbaijan...
Booliska dalka Faransiiska ayaa afar qof u soo xiray dilka macallin taariikhda dhiga oo xalay lagu gowracay meel u dhow magaalada Paris ee caasimadda...
Wasiirka Arimaha Dibada ee Austria Alexander Schallenberg iyo Wasiirka Arimaha Dibada ee Belguim Sophie Wilmes ayaa labaduba laga helay COVID-19, waxay si gooni gooni...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa Sabtidii sheegay in Turkiga uu ka helay badda Madow 85 bilyan oo mitir kuyuub oo gaas dabiici ah. Raadinta...
Afhayeenka Madaxweynaha Jarmalka Frank-Walter Steinmeier ayaa sheegay in la karantiilayo ka dib markii mid ka mid ah ilaaladiisa amniga laga helay COVID-19. Madaxweynaha ayaa...
Sweden ayaa diiwaangelisay kiiskeedii ugu horreeyay ee Coronavirus kaasi oo hal qof ku dhacay labo jeer sida Dagens Nehter uu qoray. bishii May iyo Agoosto...
24-kii saac ee la soo dhaafay , hey'adaha caafimaadka Denmark waxay diiwaangalisay 418 kiis oo cusub oo infekshanka corona sida lagu sheegay bayaankii ugu dambeeyay ee...
Maamulka Azerbaijan ayaa sheegay in weerar gantaal oo lagu qaaday magaalada Ganja ay ku dhinteen ugu yaraan 12 qof 40 kalena ay ku dhaawacmeen...
Gantaal ayaa laga tuuray xeebta Badda Madow ee Turkiga halkaas oo militariga laga filayay inay ku tijaabiyaan nidaamkooda difaaca ee S-400 ee Ruushka uu...
Wasiirrada arrimaha dibedda ee Jarmalka iyo Faransiiska ayaa ku eedeeyay Turkiga inuu ka careysiinayo Midowga Yurub madama sii wadaan sahaminta gaaska dabiiciga ee biyaha...