Friday, April 10, 2026
Dowladu Sweden ayaa rabta in ay soo kordhiso sharci cusub. Sharciga ayaa awood u siiyaa dowladda inay yareyso xuquuqda dadka ee ah inay si...
Illaa iyo hadda, intii lagu jiray xaalada Corona 35 nooc oo kala duwan oo ah coronavirus ayaa laga helay Norway, waxaana 26 ka mid...
Dadaalada diblumaasiyadeed ee lagu joojinayo colaadda u dhaxeysa Armenia iyo Azerbaijan ee ku saabsan gobolka la haysto ee Nagorno-Karabakh ee Azerbaijan ayaa waji cusub...
Muddo dhowr toddobaad ah, shirkadaha iyo ururada shaqaalaha Dalka Sweden ayaa isku dayayey inay ku heshiiyaan xeerar cusub oo shaqo ah. Laakiin Jimcihii wadahadallada ayaa...
Dib udhacyo dhowr ah kadib, waxaa ugu danbeyntii la bilaabay Baasaboorka cusub ee Norwey. Kuwa ugu horeeya ee qaatay baasaboorka cusub waxaa kamid ahaa wasiirka...
Xafiiska shaqada ee Sweden ayaa hada dib u eegis ku sameynaya qiimeynteeda shaqo la’aanta sanadka soo socda iyo Soo kabashada dhaqaalaha Sweden kadib dhibaatadii...
Faransiiska ayaa isku diyaarinaya in uu daliisa ka saaro 231 ajaanib ah oo ku jira liiska dawladeed ee looga shakisan yahay caqiidooyinka diimeed ee...
Nin kasoo jeeda Waqooyiga Noorweey oo 40 jir ah ayaa lagu xukumay lix sano oo xarig ah ka dib markii uu kufsaday xaaskiisa shan...
Armenia iyo Azerbaijan ayaa midba midka kale ku eedeeyay inuu jebiyay xabad joojinta bani'aadamnimo ee cusub oo ku saabsan colaadda ka taagan xadka Nagorno-Karabakh. Xabad joojinta ayaa...
Dadka degan Xaafada Tensta ee waqooyi-galbeed Stockholm ayaa laga mamnuucay inay ka baxaan Xaafada. Kooxaha gaangiska ah ee Xaafada ayaa soo saaray Amarka mamnuucidda,...