Daraasad dhawaan lasoo saaray ayaa lagu sheegay in dadka dakhligooda hooseeyo isla markana ku nool goobaha danta yar ay halis ugu jiraan dhimashada Xanuunka...
Xagaagan ayay ahayd markii uu khilaaf soo kala dhex galay dhowr dhalinyaro ah oo degan Kungsträdgården oo ku taal bartamaha Stockholm.
Laba qof ayaa ku...
Sida Dowlada shaacisay waxaa isku imaan kara 8 qof oo kaliya marka ay timaado goobaha ay ku kulmaan dadweynaha sharciga ayaana dhaqan galaya 24...
sida ay muujineyso daraasad laga soo saaray Dalka Denmark ayaa sheegeysa in marada afka lagu xirto si leeskaga difaaco xanuunka corona aysan ku filneen...
booliska Dalka Sweden ayaa sheegay in ay jiraan dad badan oo ku nool wadanka kuwaasi oo ku jooga wadanka qaab dhuumasho ah waxana dadkaasi...
Dowlada ayaa u fududeyn doonta iskuulada inay adeegsadaan waxbarashada masaafada Isbedelka ayaa dhaqan galaya laga bilaabo Isniinta 23 Nofeembar.
Dowlada ayaa u fududeyn doonta dugsiyada...
Raisal Wasaaraha Dalka Sweden Stefan ayaa maanta Xaqiijiyay in Dalka uu soo iibsaday dawada Talaalka Corona heshiis ay qeyb ka yihiin midowga yurub.
Dawada talaalka...
labada Xisbi ee kala ah M iyo KD ayaa soo jeediyay in waajib laga dhibo marada lagu xirto afka si looga hortago xaalada Corona...
Degmooyinka Staffanstorp iyo Skurup ayaa doonayay inay ka mamnuucaan gabdhaha inay xijaab xirtaan markay iskuulka joogaan. Laakiin hadda waa laga diiday go'anka ay soo...
Dowlada Sweden ayaa soo kordhisay in ay kulmi karaan 8 qof oo kaliya si looga fogaado faafitaanka xanuunka Corona.
Feyrasku si fudud ayuu ku faafaa...














