Maraakiibta waa in ay ogolaansho ka helaan maamulka arrimaha badda ee Xuutiyiinta ka hor inta aysan soo gelin biyaha Yemen, ayaa lagu yiri war...
Ciidamada Israa’iil ayaa xalay rasaas ku furay shacabka Falastiiniyiinta Gaza, xilli ay sugayeen in raashin gargaar ah la siiyo koonfurta magaalada Gaza.
Xafiiska warbaahinta ee...
Qarax ayaa ka dhacay deegaanka Fagersjö ee degmada Farsta ee koonfurta Stockholm. Shan qof ayaa dhaawac fudud soo gaaray. Howlgal ballaaran oo ay wadaan ciidamada booliska...
Baarlamaanka cusub ee dalka Pakistan ayaa mar labaad Shehbaz Sharif maanta u doortay raysal wasaare, saddex toddobaad kaddib markii doorashooyinka dalkaasi ay sababeen dib...
iyadoo Dowlada Sweden ay ku hoolantahay la dagaalanka kooxaha Dambiyada geesta waxay Dowlada sheegtay in ay ka fakareyso Sidii kaalmada dhaqaale looga jari lahaa...
Qiimaha baabuurta naaftada iyo shidaalka ee la isticmaalo ayaa kor u kaca bishii Febraayo, halka qiimaha baabuurta korontada uu hoos u dhacay, sida lagu...
Qofka ku nool dalka Sweden ee gala Dambi isla markana ay adkaato sidii looga tarxiilli lahaa Wadanka lama siinayo Sharciga Deganaashaha Wadanka Sida ay...
Beesha Caalamka, kooxaha gargaarka iyo ururada xuquuqul Insaanka ayaa cambaareeyay xasuuqa foosha xun ee Israa’iil ay ku dishay in ka badan 193 qof oo...
Qof ayaa laga helay magaalada Skärholmen ee koonfurta Stockholm isagoo qaba dhaawacyo Rasaas ah, sida ay booliisku ku soo qoreen boggooda internetka.
Dhoor qof oo...
Adnan Jama, oo 20 jir ah, ayaa lagu xukumay xabsi daa’in ah iyadoo loo haysto dil iyo isku dayo dhowr ah oo ka dhacay...














