Dowlada Faransiiska ayaa Sharciga Dagaanshaha siiyay Mahad Abiib oo Norway kala Noqotay Sharciga Wadankeeda iyadoo Sabab uga dhigtay inuusan Aheyn Somali.
Faransiiska ayaa sameeyay baaritaan...
Salwan Momika oo asal ahaan kasoo jeeda Dalka Ciraaq isla markana heesta Diinta Masiixiga ayaa sheegay inuu u wareegayo Dalka Norway isla markana uu...
Taageerada Dowlada ee shacabka Sweden ayaa korortay sida ay Muujinayaan Codeyn la sameeyay Bisha March.
Sida ku Cad Codeyn ku dhawaad 48 Boqolkiiba Shacabka Sweden...
Sida ay shaacisay Hay'ada Sirdoonka Wadanka Sweden ee Säpo waxaa korortay Weeraro lagu soo qaado Wadanka.
Marka la eego Weerarada ka dhacay Wadanka ruushka Waxaa...
Nin 34 sano jir ayaa maanta lagu riday Xukun 8 sano ah kadib markii lagu helay Dambi ah Faraxumeyn iyo Xadgudub Galmo u geestay...
Dhalinyaro badan oo isticmaasha Daroogada Awooda kordhisa ee (Viagra) ayaa ku soo korortay Wadanka Sweden Sida ay shaacisay Maamulka Caafimaada iyo Daryeelka Wadanka ee...
Qaxooti badan ayaa iska dhiibay isla markana gaaray Dalka Ireland Sanadihii ugu danbeeyay taasi oo noqotay heerka ugu badnaa ee Qaxooti ee gaara Dal...
Nin 35 sano jir ayaa lagu xiray Magaalada Linköping kaasi oo looga shakisanyahay Haweeney dhawaan halkaasi lagu dilay Sida ay ku warameyso Warbaahinta Corren.
Dilka...
Darawal Taksiile ah ayaa lagu xiray Caasimada Stockholm labo mar kadib markii uu kaxeeyay rag soo geestay Dilal iyo Qaraxyo.
Dhacdada koowaad Waxay Dhacday Sanadkii...
Sida ay shaaciyeen Warbaahinta Dalka Germalka labo nin oo kasoo jeeda Dalka Afganistan ayaa lagu qabtay dalkaasi kuwaasi oo qorsheenayay in ay weerar ka...















