Monday, October 5, 2026
Dowladda Britain ayaa qorsheyneysa in isbedel weyn ay ku sameyso nidaamka habraaca codsiyada magangalyada, sida ay sheegtay BBC-da . Hadafku waa in la dhimo tirada muhaajiriinta degan...
Israa’iil ayaa lagu soo waramayaa inay Duqeyn ku garaacday caasimadda Yemen ee Sanca. Weerarka ayaa lagu soo waramayaa in uu sababay ugu yaraan laba...
Britain ayaa heshiis cusub la gashay dowladda Ciraaq si ay ugu ogolaato soo celinta muhaajiriinta. Tallaabadan ayaa loo arkaa inay qayb ka tahay istaraatiijiyadda...
Nin u dhashay dalka Sweden oo da’diisa lagu qiyaasay soddon jir, kaas oo la la’aa tan iyo bishii November ee sannadkii 2024-kii, ayaa maydkiisa...
Wargeyska ayaa sheegay in howlgalkan uu ka dhashay wadashaqeyn dhexmartay booliska Spain iyo Sweden. Lix xubnood oo ka tirsan koox dembiilayaal Swedish ah ayaa lagu...
Dalka Iswiidan ayaa laga dareemay hoos u dhac ku yimid tirada dhalmada, iyadoo xog cusub oo ay soo saartay hay’adda tirokoobka Sweden (SCB) ay...
Dowladda Sweden ayaa maanta go’aansatay in ay saldhig cusub oo saadka NATO ka sameysato magaalada Enköping, si ay u noqoto xarun isku xirka dhaq-dhaqaaqa...
Ciidamada Difaaca Israa’iil (IDF) ayaa sheegay inay bilaabayaan wejiga koowaad ee duullaanka la qorsheeyay ee magaalada Gaza, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee...
Booliska Dalka Sweden ayaa ugu baaqay dadka fasaxyada ku tahay dalka taliyaaniga inay qaataan basaboor cusub kadib markii ay soo baxeen in dalkaasi lagu...
Booliska Finland ayaa ku dhawaaqay in qof meyd ah laga helay gudaha dhismaha baarlamaanka ee bartamaha Helsinki saaka oo Talaado ah. Wargeyska “Iltalehti” ayaa...