Saturday, March 21, 2026
Isagoo ku boorinaya Midowga Yurub inuu ku riixo Turkiga inuu ku adkeysto waajibaadkiisa sida ku xusan heshiiskii qaxootiga ee 2016, Giriiggu wuxuu codsaday in...
Hay'ada Laanta Socdaalka Sweden ayaa soo saartay tirada Qaxootiga la filayo in sanadkan loo kordhiyo Sharciga ku meel gaarka ah kuwaasi oo sii kordhaya...
Dowlada Sweden ayaa maanta go’aansatay in la adkeeyo sharciyada la xiriira iskuulada wadista gawaarida, si loo joojiyo dhaqamada sharci darada ah iyo shaqada madow...
Sheekada Mustafe Hassan oo aheyd mid qabsatay wadanka Norway ayaa dad badan ka caroodeen markii sharciga laga ceshtay mustafe ka horna walaaladiisa iyo hooyadiisa...
Dil foox xun ayaa loo geestay gabar 13 jir ah oo ku nool dalka Austria taasi oo keentay dooda siyaasiyiinta si loo musaafuriyo Qaxootiga...
Caasimada Jarmalka ee Berlin ayaa ku dhawaaqday inay dooneyso inay soo dhaweyso 500 oo qof oo qaxooti ah, qaxootig ayaa ah Siiriyaan iyo Ciraaqiyiin....
dowlada Norway waxay markale ku dhawaaqday in dib loo dhigay qorshayaasha lagu fududeynayo xayiraadaha Corona ee wadanka ka jira . Dawladu waxay ku sharaxday sababta iyadoo ka walwalsan faafida...
Maxkamada ayaa maanta ku xukuntay dhaqtarka hal sano oo xarig ah kadib markii lagu helay in uu sameyn jiray warqado been abuur ah oo...
Tirokoobyada xafiiska shaqada Arbetsförmedlingen ayaa muujineysain tirada dadka shaqo la'aanta ah inay gaareyso 408.677 kun. Tirooyinkani waxay u dhigmaan heerka shaqo la'aanta oo ah 7.9...
Qarax ayaa ka dhacay magaalada Leverkusen ee dalka Jarmalka saacaddu markay ahayd 09.30 maanta oo salaasa ah Ugu yaraan laba qof ayaa dhaawac culus soo...