Donald Trump ayaa ka adkaaday Kamala Harris si uu u noqdo madaxweynaha 47-aad ee Maraykanka.
Trump wuxuu noqon doonaa madaxweynihii ugu horreeyay ee laba xilli oo aan isku xigin la doorto kadib Grover Cleveland 1892.
Donalnd Trump ayaa ku guuleysan kara...
Maanta ayay maxkamada Norway bilowday dacwad lagu soo oogay dhaqtar ku taqasusay cudurada haweenka oo lagu eedeeyay inuu kufsaday 87 haween ah xili ay ku jireen baaritaanada caafimaadka.
waana kiiskii ugu balaarnaa ee noociisa ah ee Dalka Norway ka dhacay...
Dowlada Somaliya ayaa kala hadashey dhigeeda Germalka dib u celinta Qaxootiga Somalida ku nool Dalkaasi iyadoo Dowlada Somaliya ay aqbashey qodobkaasi sida uu baahiyay Joornalka ugu afka dheer Germalka ee Bild.
Madaxweynaha Somaliya oo Wareysiga bixiyay isla markana qabtay Shir...
Kumanaan qof oo Iswiidhan ku nool ayaa sanad walba luminaya shatiga wadista sababo kala duwan oo ay ka mid yihiin xadgudubyada gaadiidka iyo sababo caafimaad.
Marka loo eego tirakoobka Waaxda Gaadiidka, 36,581 shati ee wadista gaariga ayaa lagala noqday intii...
Laanta socdaalka ayaa diiday in ay dib u cusboonaysiiso sharciga shaqada ee muwaadin Ukrain ah, sababo la xiriira kordhinta mushaarkeeda billaha ah oo aad u badan oo la mid ah heerka mushaarka ee looga baahan yahay ogolaanshaha shaqada ee...
Kuuriyada Waqooyi ayaa gantaal ballistic ah u ridday dhanka badda ee bariga dalkaas, sida ay sheegeen milatariga Kuuriyada Koonfureed.
Shaqaalaha difaaca ee koofurta ayaan wax war ah oo degdeg ah ka bixin nooca gantaalka la sheegay iyo inta uu ku...
Faransiiska ayaa ku dhawaaqay inuu adkeenayo Sharciga Wadankaasi ee dhanka Socdaalka isagoo soo celinaya Sharci horay u jiray oo ku aadan dhanka Socdalka wadamada Xadka la leh.
Faransiiska ayaa si ku meel gaar ah dib ugu soo celin doona kontaroolada...
Dowlada Germalka ayaa dhimeysa Dheefaha ay helaan Dadka Magangalyo-doonka ee ku nool dalkaasi marka la gaaro Sanadka 2025 sida ay shaacisay Dowlada Wadankaasi.
Magangelyo-doonka Jarmalka waxa ay heli doonaan faa'iidooyinka daryeelka oo la dhimay sanadka soo socda, iyada oo qiimaha...
Haifa ayaa Jimcii ka soo duushay dalka Yemen iyadoo ka dagtay garoonka diyaaradaha ee Luleå Airport ka dib markii ay heshay sharciga degenaansho.
Haweeneydan markale la kulantay qoyskeeda ka dib markii la tarxiilay sannadkii 2023, inkasta oo ay ku noolayd...
Mid kamid ah Dadka Deegaanka ee ku nool Magaalada Malmö ayaa lagu amrtay Bixinta lacag gaareysa 10.6 Milyan oo Krone kadib markii lagu helay inuu been abuur ka sheegay Kaalmo uu ka dalbaday Hay'ada Caamiska Sweden Sida uu qoray...