Tuesday, March 24, 2026
Labo nin ayaa lagu dilay magaalada Täby ee waqooyiga magaalada Stockholm. Sida laga soo xigtay bogga booliska, mid ka mid ah ragga ayaa laga helay...
Ra’iisul wasaaraha Sweden, Magdalena Andersson, ayaa tixgelisay in dagaalka Ukraine uu galay marxalad aad u fool xun. Hadalka Andersson ayaa yimid ka dib kulankii maanta...
Mas'uuliyiinta Ruushka ayaa ka digaya in "xaalad khatar ah" ay iman doonto haddii Poland ay u geyso Ukraine diyaarado dagaal oo uu sameeyay Soofiyeedka...
Shiinaha ayaa go'aansaday inuu gargaar bini'aadantinimo u diro Ukraine wax ka yar 7 milyan oo Sek Dalkan ayaa mar kale dhaleeceeyay cunaqabataynta reer galbeedka...
Dowladda Ruushka ayaa sheegtay suurtagalnimada in la joojiyo gaaska loo dhoofiyo Midowga Yurub iyada oo loo marayo dhuumaha Nord Stream 1. Dhuuntan ayaa dhererkeedu dhan...
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyj ayaa ku dhaleeceeyayreer galbeedka inay uga baxeen balan-qaadkii ahaa inay ka difaacaan Weerarka Ruushka. Waxa ay ahayd 13 maalmood oo aanu...
Saaka, dalka Sweden ayaa laga diiwaan geliyay sare u kac cusub oo ku yimid qiimaha shidaalka, kaasoo ku saabsan saameynta isbeddelka ku yimid qiimaha saliidda...
Dowladda Sweden ayaa diiday in la bilaabo dood ku saabsan ka mid noqoshada Iswiidhen ee NATO, iyadoo Ra’iisul Wasaare Magdalena Andersson, kulan ay la...
Diyaaradaha Ruushka ayaa xalay duqeymo ka geystay magaalooyin ku yaalla bariga iyo bartamaha dalka Ukraine, sida ay sheegeen saraakiisha Ukraine. Magaalooyinka Sumy iyo Okhtyrka ee...
Dowladda Ukraine ayaa sheegtay in xoogaa horumar ah laga gaaray wada-hadallada waxa loogu yeero marinnada bini'aadantinimada kulankii maanta ay yeesheen dhanka Ruushka. Rajada ayaa ah...