Britain ayaa khamiista maanta cunaqabatayn kusoo rogtay 59 shirkadood iyo shaqsiyaad cusub oo Ruush ah, oo ay ku jirto shirkadda amniga ee Wagner.
Kooxda Wagner...
TV-ga Sweden ayaa ogaaday in guddiga maaliyadda ee baarlamaanka uu wado qorshe uu go’aan uga gaarayo in hub cusub oo Swedish ah la geeyo dalka Ukraine.
Marka loo...
Ciidamada Ukraine ayaa Arbacadii ku guuleystay inay dib u riixaan Ciidanka Ruushka ee ku soo dhawaaday degmooyinka ku xeeran caasimadda Kyiv, sida uu sheegay...
Axdiga Yurub ee Xuquuqda Aadanaha (ECHR) kama sii socon doono Ruushka wixii ka dambeeya 16ka Sebtembar.
Ruushka ayaa todobaadkii hore ku dhawaaqay inuu ka baxay...
Ruushka ayaa lumiyay 10% ciidamadiisa ku sugan Ukraine tan iyo markii duulaanku bilowday, sida uu sarkaal Mareykan ah u sheegay dhowr xarumood oo warbaahinta...
Duullaanka Ruushku ma aha Ukraine oo keliya, balse sidoo kale waxa uu burburiyaa mustaqbalka Ruushka, sida uu sheegay Ra’iisal Wasaaraha Jarmalka Olaf Scholz.
"Weerarka Putin...
Ruushka ayaa kaliya u adeegsan doona hubka Nukliyeerka ah ee ku lug leh colaadda Ukraine haddii uu waddanku la kulmo khatar jirta, sida uu...
Reer Galbeedka ayaa geed kasta u fuulaya sidii ay meel xanuunaysa u damqin lahaayeen Ruushanka oo ay ciidan ahaan waxba ka qaban la’yihiin duullaanka...
Dhawr boqol oo qof oo reer Malmö ah ayaa galabta isugu soo baxay afaafka hore ee xarunta dawladda hoose, waxaana ay muddo hal daqiiqo ah aamusnaayeen,...
Dagaalka ka socda Ukraine ayaa dahaarka sare ka qaaday laba-wejiilaynta beesha caalamka ah, sida uu sheegay Wasiirka Arrimaha Dibedda Turkiga, Mevlüt Çavuşoğlu Talaadadan.
Isagoo ka...















