Saturday, January 31, 2026
Ra'iisul wasaaraha Sweden Magdalena Andersson ayaa si adag u cambaareysay waxa ay ugu yeertay "Rabshadaha hadda lagula kacay booliiska iyo dadweynaha Örebro". Jawaabta rabshada...
Ugu yaraan sagaal askari oo bilays ah ayaa ku dhaawacmay isku dhacyo ay la galeen dad mudaaharaadayay markii uu xagjirka garabka midig ee Danish-Swedish...
Nin booliis ah ayaa ku dhaawacmay rabshado galabnimadii jimcaha ka dhacay xaafadda Rinkeby ee magaalada Stockholm , kaas oo looga soo horjeeday xagjirka garabka...
Maanta oo Jimco Xaafada Rinkeby waxaa ka dhacay Rabshado ku aadan nin Cunsuri ah oo doonayay inuu halkaasi ku gubo Quraanka Kariim. Xiliga dhacdada lagu...
Warar hada laga helayo Xaafada Rinkeby ayaa Sheegaya in Halkaasi ay ka socdaan Rabshado Xoogan oo ku aadan in Halkaasi Maanta lagu gubay Quraanka. Lama...
Sida laga soo xigtay afhayeen u hadlay wasaaradda gaashaandhigga ee Ruushka, Igor Konashenkov, Ruushka ayaa xalay garaacay goob dhisme oo la sheegay in lagu soo saaro qalab milatari . Goobta dhismaha...
Gelinkii dambe ee shalay ayaa saddex askari oo boolis ah la keenay qolka gargaarka degdegga ah, taasoo ka dhalatay rabshado ka dhacay magaalada Linköping...
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinka ugu muhiimsan ee la xidhiidha dagaalka Ukraine Jimco 15 April. * Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa uga mahadceliyey...
Guddoomiye ku xigeenka Golaha Ammaanka ee Ruushka Dmitry Medvedev ayaa Sweden iyo Finland ugu hanjabay "cawaaqib xun" maadaama labada dal ay ku biirayaan Ururka...
Muhaajiriinta isaga gudba Kanaalka Ingriiska una socda UK iyagoo wata doomo yar yar ayaa loo duulin doonaa Rwanda. Halkaasi ayaa codsigooda magangelyo looga baaraandegidoonaa. Waxay u muuqataa...