Midowga Yurub iyo Morocco ayaa bilaabay Jimcihii shalay, "iskaashi cusub" oo lagula dagaallamayo ka ganacsiga dadka, ka dib masiibadii Melilla, oo ay ku dhinteen ugu yaraan 23...
Wasiirka arrimaha bulshada, Lena Hallingren , ayaa ku dhawaaqday in caabuqa Corona uu mar kale ku soo badanayo Sweden.
"Runtii waxaa jira bukaanno tiro yar in kasta oo aan...
Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhaawacmay toogasho ka dhacday meel u dhow Länsmanstorget ee Hisingen, Göteborg.
Hans-Juergen Ostler, oo ah afhayeenka booliska degmada Galbeedka, ayaa...
Baaritaano lagu sameeyay toogashadii ka dhacday dugsiga Laatiinka ee Malmö, bilo ka hor, oo lagu dilay labo macalin, ayaa lagu ogaaday in 18-jirka weerarka...
Ra'iisul Wasaarihii hore ee Japan Shinzo Abe , oo 67 jir ah, ayaa maanta la toogtay xilli uu khudbad ka jeedinayay magaalada galbeedka ku taalla...
Maxkamadeynta 3 nin oo dhallinyaro ah oo lagu eedeyay in ay waxyeeleeyeen booliiska ayaa maanta bilaabanaysa, ka dib rabshadihii dhacay intii lagu jiray mashaqadii lagu...
Maxaa ku dhici doona ajaanibta aan haysan warqadaha degenaanshaha rasmiga ah, laakiin si kastaba ha ahaatee ku noolaa Jarmalka sanado badan sababo kala duwan?
Xukuumadda...
Ururada gargaarka ee Giriiga ayaa mudaaharaad ka dhigay sida cad ee loo kala saaro qaxootiga ka imaanaya Ukraine iyo kumanaanka muhaajiriinta ah ee sugaya go'aanada magangalyada. Sida uu...
Tirada ardayda dugsiyada sare ee CSN ay kala laabatay deeqdoodii waxbarasho ee maqnaanshaha awgeed ayaa kordhay.
Maqnaanshaha la sheegay ayaa hoos u dhacay intii lagu jiray muddada waxbarashada...
Ra’iisul wasaare Magdalena Andersson ayaa sheegtay in dowladdu ay dooneyso in la xoojiyo xakameynta dadka soo galaya Sweden, lana siiyo booliska iyo ilaalada xeebaha awood ay...














