Sabtidii, Ruushku wuxuu weeraray deked muhiim ah oo laga dhoofiyo hadhuudh ku taal Odesa, mas'uuliyiinta Ruushka ayaa xaqiijiyay Weerarku wuxuu dhacay maalin ka dib...
Dowlada Irland ayaa ka hadashey Qaxootiga sida xad dhaafka u soo galay dalkeeda ee ka imaanaya Caalamka iyo wadamada ugu badan.
Irland ayaa sidoo kale...
Dowlada Sweden ayaa ku dhawaaqday inay lacagta u kordhisay Qoysaska caruurta leh ee qaata lacagta loo yaqaano Bostadsbirag.
Lacagta dowlada kordhisay ayaa ah mid qoysaska...
Saddex nin oo dhallinyaro ah oo ku nool magaalada Linköping ayaa lagu helay dambi ah inay si xun u kharribeen booliiska intii ay socdeen...
Nin ayaa isbitaal loo qaaday ka dib markii uu ku dhaawacmay toogasho ka dhacday magaalada Malmo kaasi oo dhimashadiisa la shaaciyay.
booliska ayaa helay afartii subaxnimo...
Dalka Sweden ayaa laga diiwaan galiyay heer kulkii ugu sareeyay in ka badan 30 sano, kadib markii uu gaaray 35.3 digrii magaalada Målilla ee...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Sweden iyo dalalka kale ee Scandinavian-ka ay noqdeen "xarumo ku tarmaan" argagixisada. Sida laga soo xigtay Expressen, oo uu soo...
Booliska Faransiiska ayaa Arbacadii dilay nin 22 jir ah ka dib markii uu dilay shan xubnood oo ka mid ah qoyska xaaskiisa.
Dhacdadan naxdinta leh...
Wasiirka shaqada ee dalkan Jarmalka Hubertus Heil wuxuu sheegay in sanadka soo socda ee 2023 bilawgiisa la bedeli doono gebi ahaanba lacagta Ceyrta ee...
Ra'iisul Wasaaraha Talyaaniga Mario Draghi ayaa khudbad uu ka jeediyay Baarlamaanka Qaranka ku sheegay inuu is casilayo, sida ay sheegtay warbaahinta Talyaaniga.
Arintan ayaa dhaceysa...














