Friday, January 30, 2026
Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga Mevlüt Cavusoglu ayaa sheegay in Ankara aysan arkin Sweden iyo Finland oo qaadaya "tallaabo ku filan" oo Turkiga uu...
Dowlada Sweden ayaa ku hoolan wax ka badalka dhanka Canshuurta oo ah halka ay dhibaato ugu xoogan ka jirto marka la eego hadal heynta...
Ka dib markii uu sii kordhay faafitaanka covid-19 dhawaanahan, gobolo badan oo Iswiidhan ah ayaa dib u soo celiyay xannibaado iyo shuruudo looga baahan...
Booliiska dalka Sweden ayaa shalay shaaca ka qaaday inay meel bannaan ah ka heleen wiil yar oo meyd ah oo ku dhintay agagaarka Orminge...
Ruushka ayaa sheegay in ciidamadooda hubaysan ay la wareegeen xarunta ugu weyn ee laga dhaliyo tamarta dhuxusha ee Ukraine meel u dhow magaalada Svitlodarsk...
Hay’adda badbaadada bulshada ee dalka Sweden ayaa dalbatay in haweeney reer Skåne ah ay u soo celiso lacag ka badan 300,000 oo karoonka Iswiidhishka ah, kadib markii...
kiisaska caabuqa corona ee guryaha dadka lagu xanaaneeyo ayaa sare u kacay. Sida uu qoray wargeyska Svenska Dagbladet, caabuqa ayaa ku batay guryahaas, gaar ahaan caasimadda...
Nin 25 jir ah ayaa la helay isagoo dhaawac ah guri ku yaal degmada Huddinge wax yar ka dib 8-dii fiidnimo ee Caawa. Ka dib...
Dowlada Norway ayaa ganaaxday Afar Qof oo alaab celis ah u waday Qaarada Africa. Afartan Qof ayaa Alaab nuuca la isticlaamay ku guray Kontoonaro waxaana...
Khubarada dhanka tamarta ee dalka Iswiidan ayaan filaynin in qiimaha korontadu uu hoos u dhaco Iswiidhen xilliga dayrta iyo jiilaalka, taa beddelkeedana qiimaha korontada ee koonfurta Iswiidhen waxa uu...