Friday, August 21, 2026

Arday Lix Sano Jir Ah oo Fasalka ku Dhex toogtay Macalimadiisa

0
Wiil lix sano jir ah ayaa rasaas ku furay fasal dugsi hoose oo ku yaalla bariga gobolka Virginia ee dalka Mareykanka, isagoo dhaawac halis...

Qarax ka dhacay Magaalada Norrköping ee Dalka Sweden

0
Qarax ayaa ka dhacay Xaafad ka tirsan Magaalada Norrköping ee Dalka Sweden sida uu ku waramayo Joornalka Aftonbladet. Qaraxa ayaa geestay burbur xoogan mana jirto...

Kevin McCarthy oo ugu dambayntii loo doortay Afhayeenka Aqalka Wakiilada Mareykanka

0
Waxay qaadatay 15 cod oo dheeri ah ka hor inta uusan ugu dambeyntii Kevin McCarthy ku guuleysan aqlabiyadda xisbiga Jamhuuriga ee loolanka loogu jiro...

Labo Qof oo lagu Xiray Magaalada Uppsala Xili Ay isku Dayayeen Dilka Ilmo yar

0
Labo qof ayaa lagu xiray Magaalada Uppsala ee Dalka Sweden kadib markii lagu helay iskuy dil oo ilmo yar ah. Sida uu ku waramay Joornaalka...

Meydka Nin u ololeeya LGBT oo laga helay Caasimada Kenya

0
Arbacadii, Edwin Chiloba oo Kenyan ah oo u dhaqdhaqaaqa LGBT ayaa laga helay isagoo ku duuduuban sanduuq bir ah oo taalla waddo ku taal...

Sweden oo soo rogtay Sharuudo Cusub iyo Dalal la Mamnuucay soogalitaankooda

0
Dowlada Sweden ayaa maanta ku dhawaaqday Xayiraadii ugu horeesay oo dhanka Corona ah kadib dhoor bilood oo hore loo qaaday. Xayiraada Cusub ayaa ku socota...

Denmark oo Xir xirtay 100 Qof oo lagu eedeeyay inay Lunsadeen Lacago

0
Dowlada Denmark ayaa ku dhawaaqday inay Xabsiga dhigtay 100 Qof oo lagu eedeeyay lunsashada lacago. Dadka la xiray ayaa lagu heestaa inay lunsadeen lacago loogu...

Sweden oo Xukun ku riday Aabe Dalkiisa u waday Labo Gabdhood uu dhalay

0
Magaalada Malmö ee Dalka Sweden Maxkamad ku taalla ayaa xukun ku riday Aabo Asal ahaan kasoo jeeda dalka Suuriya. Xukunka ayaa yimid markii uu Aabaha...

Dowlada Sweden oo ka jawaabtay Qorshaha Xisbiga SD ee lagu joojinayo Luuqada Hooyo

0
Xisbiga SD ayaa shalay ku dhawaaqay in Dowlada kala shaqeenayaan in luuqada Hooyo laga joojiyo Dugsiyada Hoose. Dowladda ayaa maanta ka jawaabtay Qorshaha uu wado...

Faransiiska oo soo saaraya Sharuudo ku aadan Safarada qaar ee Dalkaasi

0
Faransiiska ayaa uga baahan doona tijaabada corona dhammaan rakaabka ka imaanaya Shiinaha. Tallaabadan ayaa la hirgelin doonaa 1da Janaayo, ayuu wasiirka gaadiidka Clément Beaune ku qoray...