Gabar Somali ah oo ku dhimatay Shil Baabuur oo ka dhacay Oslo
Haweeney 20-sano jir ah ayaa nafteeda ku weyday kadib markii gaari ay saarneyd iyo gaari xamuul ah ay isku dheceen tunnel-ka Opera ee Oslo.
Qaraabada...
Ra’isul Wasaaraha Pakistan oo ka hadlay Eedeyn dil oo uga timid Imran Khan
Nin hubeesan ayaa khamiistii rasaas ku furay Ra’isul Wasaarihii hore ee dalka Pakistan Imran Khan, waxaana weerarkaasi Imran Khan kasoo gaaray dhaawac dhinaca lugta...
Todoba qof oo ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay dalka Talyaaniga
Dhammaan 7-dii qof ee la socday ayaa dhintay markii diyaarad helicopter ah ay ku burburtay koonfurta dalka Talyaaniga Sabtidii, sida ay sheegtay warbaahinta Talyaaniga.
Diyaaradda...
Sweden oo Xukun ku riday Haweeney Saaxiibteed ku Dishay Dubbe/Burus
ugu dabneyn Sweden ayaa xukun ku riday Haweeney dishay Saaxiibteed iyadoo dilka u isticmaashay Dubbe ama Burus.
Maxkamada oo heshay cadeymo muuninaya falkan ayaa Haweeneyda...
Kuuriyada Waqooyi oo mar kale ridday gantaallo Maanta oo Sabti ah
Kuuriyada Waqooyi ayaa Sabtidii shalay afar gantaal oo riddada gaaban ku ridday badda, sida ay sheegeen militariga Kuuriyada Koonfureed.
Milateriga Kuuriyada Koonfureed ayaa diiwaangeliyay in...
Dowlada Iiraan oo Qiratay in Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ka iibisay Ruushka
Markii ugu horeysay, Iran waxay qiratay inay ka iibisay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Ruushka. Laakiin waxay ku adkaysanayaan in iibku dhacay ka hor dagaalkii...
Sweden oo Cadeesay Qaxootiga ay Mudnaanta siinayso ee Dalka imaanaya
Dowladda oo kaashaneysa xisbiga SD ayaa horraanta sanadka soo socda ka dhigi doonta tirada qaxootiga kootada mid aad uga yar tirada hore iyadoo taasi...
22 Qof oo ku dhimatay Doon ku dagtay Dalka Giriiga
Waxaa jira ugu yaraan shan carruur ah oo ka mid ah 22 qof ee dhintay ka dib markii doon ay saarnaayeen muhaajiriin ay ku...
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan oo fagaaro lagu toogtay
Ra'iisul wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa laga toogtay lugta isagoo khudbad jeedinayay Khamiista maanta. Eedeysanaha dilka geystay ayaa la dilay.
Khan ayaa la...
Kuuriyada Waqooyi oo tijaabisay gantaalada isaga kala goosha qaaradaha
Dadka degan saddex Gobol oo Japan ah ayaa loo sheegay inay gabaad galaan ka dib markii Kuuriyada Waqooyi ay gantaalo cusub ridday Khamiistii. Mid...















