Monday, December 29, 2025

” Qoysaska Waa inay Helaan Caawinta Qiimaha Korontada ” Magdalena Andersson

0
iyadoo ka hadleysa Munaasibad ka dhacday Solna kuna aadan Ciida Crismiska ayay ka hadashey Qiimaha Korontada iyo Qaabka looga caawin karo Dadweynaha Sweden. Xisbiga S...

Ilo yar oo ku dhintay Doon Tahriibayaal ah oo kasoo tagtay Turkiga kuna Jeeday...

0
Ilmo yar ayaa dhintay kadib markii dooni tahriibayaal ah oo ay saarnaayeen 34 qof ay ka tagtay dalka Turkiga kuna sii jeeday dalka Giriiga...

Laanta Socdaalka ee Migrationsverket-ka oo ka jawaabtay Eed uga timid Barlamaanka Sweden

0
Hay'ada Laanta Socdaalka Dalka Sweden ayaa ka jawaabtay eedeyn uga timid Gudiga Cadaalada Barlamaanka Sweden. Gudiga Cadaalada Barlamaanka Sweden ayaa dhawaan laanta Socdaalka ku dhaliilay...

Magaalada Malmö Shan Dhalinyaro ah oo lagu soo oogay kufsi wadareed ay u geesteen...

0
Xeer ilaalinta guud ayaa maanta Dambi ku soo oogtay Shan dhalinyaro ah kuwaasi oo Kufdi Wadareed u geestay Haweeney. Sida uu ku waramayo Shanta Dhalinyrada...

Deganaanshaha Rasmiga iyo Ogolaanshaha Shaqada halaga Celiyo “Dowlada Sweden oo Laanta Socdaalka u bandhigtay...

0
Dowlada Sweden oo Maanta Shir Jaraa'id qabatay ayaa ku soo bandhigtay Tilaabo Cusub oo Dadka qaar looga Ceshanayo Sharciga Deganaanshaha Rasmi iyo Ogolaanshaha Shaqada. Wasiirada...

Goob Jimicsi oo Toogasho Bareer ah laga geestay ” Maxkamada Götenborg oo Xukun ku...

0
Maxkamada Magaalada Götenborg ayaa maanta xukun ku riday nin Da'diisa lagu sheegay 20 sano jir oo geestay Fal toogasho ah. 20 sano jirkan ayaa toogasho...

Tijaabada Luuqada ee Shaqaalaha oo laga bilaabay Degmooyinka Qaar ee Sweden

0
Tijaabada Luuqada ee Degmooyinka Qaar ayaa ka bilowday Wadanka Sweden iyadoo ula jeedka yahay in Shaqaalaha ka shaqeeya goobaha Daryeelka laga hubiyo luuqadooda. Dowladii hore...

Waalidiinta Sweden oo soo wajahay Wal-wal dhanka Caruurta Ah

0
Dhawaanahan Waxaa Sweden ka taagan wal-wal soo wajahay waalidka Ajaanibta ee Caruurta ku heesta Dalka kuwaasi oo dhibaato ka dareemaya dhanka Adeega Bulshada oo...

Dowlada Iiraan oo Sheegtay inay Fulisay Xukuno Dil Ah

0
Iran ayaa fulisay xukunkii labaad ee lagu fuliyay qof ka mid ahaa dadkii ka qeyb galay mudaaharaadyadii ka dhacay dalkaasi, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta...

Sharciyeenta Hashiiska ee Sweden oo Xisbiga Kristdemokrat-ka uu doonayo

0
Si looga daweeyo dhalinyarada Maadada Hashiiska isla markana noqoto wado loogu maro ayuu Xisbiga Kristdemokrat waxa uu soo jeediyay talo ku aadan in la...