Tuesday, December 30, 2025

Qofka oo iska Bixinaya Lacagta Turjumaada ee Luuqada, Dowlada Sweden oo Bilaabeysa Sharciga

0
Sida uu dhigayo heshiiska Tidö dowladda, ayaa ka fiirsanaya inay lacag ku soo rogaan dadka u baahan turjumaada la macaamilka maamulka iyo daryeelka caafimaadka.  Qorshahan...

Dhaqaalaha Sweden oo hoos u dhacay aadna uga xun sidii hore

0
Dhaqaalaha Iswiidhan ayaa si aad ah uga xun sidii la filayey. Saddexdii bilood ee u dambeeyay ee 2022, wax-soo-saarka guud ee dalka (GDP) ayaa hoos...

Dal kamid Ah Dalalka looga Tahriibo Mareykanka oo ku Dhawaaqay go’an Cusub oo Xuduudihiisa...

0
Waddanka Chile ayaa maanta oo Isniin ah ciidamo geyn doona xudduudaha uu la wadaago waddamada Peru iyo Bolivia, si ay u xakameeyaan soo gelitaanka...

Midaynta Qoysaska iyo Bixinta Sharciga oo Isbadal lagu Sameenayo Sida Dowlada Sheegtay

0
Dowlada Sweden ayaa maanta soo gudbisay hindise sharciyeed ku aadan in la adkeeyo shuruudaha dib u mideynta qoyska iyo in la dhimo bixinta sharciga...

Qatarta Ugu Weyn Dalka Sweden Waa Ruushka Sida ay Sheegtay Säpo

0
Ruushka ayaa hadda qatarta ugu weyn ku haya ammaanka Sweden, sida uu sheegay booliska amniga Sweden (Säpo). Dagaalka gardarada ah ee Ruushku ku hayo Ukrain...

Kuuriyada Waqooyi oo tijaabisay afar gantaal oo nooca Cruise-ka ah

0
Kuuriyada Waqooyi ayaa tijaabisay fiidnimadii Khamiista afar gantaal oo istiraatiji ah, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Kuuriyada Koonfureed ee Yonhap. Gantaaladaasi waxay ku...

Arday Toorey ku Dilay Macalimadiisa Gudaha Dalka Faransiiska

0
Macalin wax ka dhiga iskuul gaar loo leeyahay oo ku yaala koonfur galbeed dalka Faransiiska ayaa lagu dilay weerar mindi loo adeegsaday oo uu...

Dowlada Mareykanka oo ku Dhawaaqday Sharci Cusub oo Tahriibayaasha Imaanaya Go’an looga gaarayo

0
Dowlada Mareyakanka ayaa soo saartay Sharci Cusub oo ku aadan dadka dalkaasi imaanaya ee kasoo galaya dhanka Xaduuda. Sharciga ayaana ah mid looga hortagayo Qul-Qulka...

Wariye ka tirsanaa TV-ga News 13 iyo Gabar yar oo lagu toogtay Magaalada Florida

0
Wariye ka tirsan TV-ga iyo gabar sagaal jir ah ayaa lagu dilay magaalada Orlando ee gobolka Florida ee dalka Mareykanka, sida ay sheegeen booliska...

Taliyihii Booliska Sweden oo meydkiisa laga helay gurigiisa

0
Taliye ku xigeenkii booliiska qaranka Sweden iyo taliyihii booliiska gobolka Stockholm Mats Löfving ayaa meydkiisa laga helay gurigiisa oo ku yaala magaalada Norrköping, sida...