Tuesday, December 30, 2025

Hooyo Rihana oo dib ugu soo Laabatay Dalka Sweden, Dhawaan ayaa loo Tarxiilay Dalka...

0
Hooyo Rihana Omar ayaa dib ugu soo laabatay Dalka Sweden oo Dhawaan laga tarxiilay kadib go'an kasoo baxay laanta Socdaalka. Hooyada oo Asal ahaan kasoo...

Duufaano Baraf Wata oo ku Dhuftay Caasimada Stockholm, Isku Socodka Gadiidka oo xirmay

0
Duufaano barafka wata ayaa soo gaaray caasimadda dalka Sweden ee Stocholm kaasoo saameyn ku yeeshay isu socodka gaadiidka iyo nolol maalmeedka Dadka deggan. Hay'adda saadaasha...

Labo Dhalinyaro ah oo lagu Dilay Caasimada Denmark, Booliska oo ka hadlay Dilka

0
Booliska Denmark ayaa sheegay in wiil 17 jir ah iyo wiil 18 jir ah ay ku dhinteen Toorey kadib markii ay lagu weeraray xaafada...

14 Sano Jir u dhimatay Isticmaalka Kaniiniga Tramadol, Kana soo Kicin Halkii ay Seexatay

0
Molly Gnospelius oo 14 jir ah ayaa u dhimatay Isticmaalka Tramadol iyo Khamri kadib markii ay lasoo Caweesay Asxaabteexa. Waxay timid Guriga iyadoo Seexatay Sariirta...

Mucaaradka Turkiga oo isku raacay musharax madaxweyne oo la tartama Madaxweyne Erdogan

0
Mucaaradka dalka Turkiga ayaa ugu dambeyn isku raacay cidda la tartameysa Recep Tayyip Erdogan doorashada madaxtinimo ee dhici doonta bisha May. Waxaa la filayaa inuu...

Hooyo Somaliyed oo Saddex Caruur ah ku dhashay Sweden oo laga Tarxiilayo Sida Migrationsverket-ka...

0
Hay'ada Laanta Socdaalka ayaa Xukun Musaafurin ah u soo saartay Hooyo Somaliyed taasi oo Saddex Caruur ah ku dhashay Dalka Sweden. Hooyada oo lagu Magacaabo...

Nin Sitay Walxaha Qarxa oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee dalka Mareykanka

0
Booliska ayaa sheegay in nin la qabtay kadib markii laga helay boorsooyin la hubiyay waxyaabaha qarxa garoonka diyaaradaha ee gobolka Pennsylvania ee dalka Mareykanka. Dacwad...

Saameyn ka dhalatay Xiritaanka Xaduudka looga gudbo Dalka Mareykanka, Mexico oo Sharci Cusub ku...

0
Dowlada Mexico ayaa ku dhawaaqday go'an cusub oo saameyn ku yeelanaya Dadka dalkaasi ugu gudbaya Dalka Mareynka, Mexico ayaa ku dhawaaqday in Qof walbo oo...

Xisbiga Centerpartiet oo soo Jeediyay in kBarlamaanka Sweden Laga Mamnuuco App-ka TikTok

0
Xisbiga Centerpartiet ayaa ku baaqay in la mamnuuco isticmaalka TikTok ee xubnaha iyo shaqaalaha baarlamaanka Sweden. "Waxaan u maleyneynaa in la joogo waqtigii la dhihi...

Qof laga Ceshaday Sharciga Deganaansha Rasmiga oo lagu baahiyay Baraha Bulshada

0
Baraha Bulshada ayaa lagu baahiyay Sawiro muujinaya Qof laga ceshtay Deganaanshaha Rasmiga uu ku lahaa Wadanka Sweden hadaba maxaa ka jira in Qof laga...