Thursday, October 23, 2025

Faransiiska oo lagu Dhaawacay Dhowr Qof oo Caruur ku jirto

0
Dhowr qof oo ay ku jiraan carruur ayaa ku dhaawacmay weerar mindi loo adeegsaday oo wax yar ka hor ka dhacay dalka Faransiiska Wasiirka arrimaha gudaha ee...

Lacagta oo loo Kordhiyay Shaqaalaha Goobaha Waayeelka iyo Dadka Qaba Baahiyaha Gaarka ee LSS

0
Ururka Kominal , oo ka mid ah ururada shaqaalaha ee ugu waaweyn Sweden, ayaa ku dhawaaqay heshiis cusub oo shaqo oo loogu talagalay shaqaalaha...

Musharaxa Sinan Ogan oo taageeray Madaxweynaha Turkiga Erdogan

0
Musharaxa Madaxweyne ee Isbaheysiga ATA Sinan Ogan ayaa ku dhawaaqay inuu taageeray  Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Xisbiga AKP Recep Tayyip Erdogan wareega labaad ee doorashada...

Afar qof oo loo qabtay toogasho ka dhacday Huddinge

0
Afar nin ayaa lagu xukumay xabsi daa’in kadib markii ay nin 47 jir ah ku dileen Huddinge Noofambar 2021. Laba eedaysane oo kale ayaa...

Dowlada Ruushka oo digniin u dirtay Wadamada Reer Galbeedka oo Damacsan Tilaabooyin cusub

0
Sida uu sheegay wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda ee Ruushka Alexander Grushko oo ay soo xigatay wakaaladda wararka ee Ruushka ee TASS Dalalka reer galbeedka...

Wararkii ugu Danbeeyay Doorashada Dalka Turkiga oo Meel adag mareysa

0
Musharraxa Madaxweynaha ee Isbaheysiga Nation Alliance ahna gudoomiyaha xisbiga CHP Kemal Kılıçdaroğlu ayaa sheegay in dooashadii ka dhacday dalkaas codad badan la isdaba mariyey “Wax...

Nin Taksiile ku dilay Magaalada Gotenborg oo loo soo gacancaliyay Dowlada Sweden

0
Nin 35 jir ah oo lagu xiray dalka Jarmalka oo looga shakisan yahay dilkii Taksiile loogu geystay magaalada Bergsjön ee Göteborg deyrtii hore ayaa...

Haweeney dhimatay oo loo doortay dowladda hoose ee Hindiya

0
Codbixiyayaal Hindi ah ayaa doortay Haweeney 30-jirka  ah, laba toddobaad ka dib dhimashadeeda. Ashiya Bi ayaa heshay ku dhawaad ​​44 boqolkiiba codadka doorashada dowladaha hoose...

Erdogan oo ka Hadlay Wareega Cusub ee loogu Gudbayo Doorashada Turkiga

0
Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay inuu aqbali doono wareeg cusub oo doorasho ah haddii uu heli waayo in ka badan 50 boqolkiiba doorashada...

Natiijada Doorashada Dalka Turkiga oo lagu Dhawaaqay Goor Dhow

0
Guddida doorashada Turkiga ayaa ku dhawaaqay natiijadii codadka ee shalay la dhiibtay ee Madaxtooyada. Saddexda musharrax ee ku loollamay codadkii la dhiibtay ayaa kala helay. 1:...