Ra’iisul Wasaaraha Canada, Mark Carney, oo Ku Celiyay Taageerada Howlgalka Maraykanka ee Iiraan Kuna...
Hadal uu jeediyay fiidnimadii Talaadada, Ra’iisul Wasaaraha Canada, Mark Carney, ayaa ku celiyay taageerada dalkiisu u hayo howlgalka Maraykanka ee Iiraan.
Wuxuu cambaareeyay weerarrada ay...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Sweden oo Ka Digtay Safar Aan Muhiim Ahayn oo loo...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Sweden ayaa soo saartay digniin ka dhan ah safarrada aan muhiimka ahayn ee loo aado Sacuudi Carabiya, kaddib go’aan la...
Migrationsverket oo ka hadlay go’anka lagu Musaafurinayo Ilmo yar oo 8 bilood jira
Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka, Maria Mindehammar, ayaa sheegtay in go’aanka masaafurinta ilmaha yar ee sideed bilood jirka ah uusan ahayn xaalad gaar ah,...
Mareykanka oo ka hadlay Khasaaraha militariga ee kasoo gaaray Dagaalka Iran
United States Central Command (CENTCOM) ayaa fiidnimadii Isniinta ku dhawaaqday in tirada askarta Mareykanka ee ku dhimatay hawlgallada milatari ay gaartay 6 askari, halka...
15 Diyaaradood oo Ciidan Mareykan ah oo ka Duulay Saldhigyada Spain
Xog duulimaad oo uu baahiyay bogga “Flight Radar24” shalay Isniintii ayaa muujisay in 15 diyaaradood oo ciidan Mareykan ah ay ka duuleen labada saldhig...
Macron oo ku dhawaaqay inuu kordhinayo cabbirka hubka nukliyeerka ee Faransiiska
Madaxweynaha Faransiiska, ayaa sheegay in Faransiisku kordhin doono cabbirka kaydkiisa hubka nukliyeerka isla markaana uu xoojin doono awooddiisa ka hortagga, taasoo noqonaysa kordhintii ugu...
Markabkii labaad ee saliidda qaada ayaa ku dhacay meel u dhow Gacanka Hormuz
Waxaa hore loo diiwaangeliyay laba dhacdo oo la xaqiijiyay oo lagu beegsaday laba markab oo shidaal sidayaal ah oo ku sugnaa gobolka, taasoo ku...
Qiimaha Gaaska Sweden oo kor u kacay Boqolkiiba 50, Korontada oo la filayo inay...
Qiimaha gaaska ee Yurub ayaa kor u kacay ku dhowaad 50 boqolkiiba tan iyo maalintii Jimcaha, arrin la filayo inay saameyn ku yeelato qiimaha...
Kuwait oo Si Khalad Ah u Soo Riday Saddex Diyaaradood oo Dagaal oo Maraykan...
Kuwait ayaa si khalad ah u soo ridday saddex diyaaradood oo dagaal oo Maraykan ah xilli ay socdeen iska horimaadyo firfircoon oo ay ku...
Iiraan Oo Weerarro Gantaallo Iyo Diyaarado Drones Ah Ku Qaadday Imaaraadka: 3 Qof Oo...
Khilaafka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya Iiraan iyo isbahaysiga Maraykanka iyo Israa’iil ayaa weli saamayn ku leh gobolka Khaliijka, iyadoo Iiraan ay sii waddo...














