Waalidka ku Cusub Sweden oo Caruurta Geynin Xanaanada
Waalidka ku Cusub Dalka Sweden ayaanan geynin Caruurta goobaha Xaanada ee Dalka Sweden iyadoo Sababta ugu weyn ay tahay in Waalidka ay Cabsi ka...
Xuutiyiinta oo Badda Cas ka geystay weerarkii Culus kuna Qaaday….
Dowladda Britain ayaa sheegtay in maraakiibteeda dagaalka iyo kuwa Mareykanku ay iska caabiyeen weerarkii ugu ballaarnaa oo ay fallaagada Xuutiyiinta Yemen ku qaadeen marinnada...
Hogaamiyaha Xamaas oo Dalab Culus u Dirsaday dowladaha Muslimiinta
Hoggaamiyaha Xamaas Ismail Haniyeh ayaa ka hadlayay shir ay isugu yimaadeen culimada Muslimiinta oo ka dhacay dalka Qatar – halkaas oo uu fadhigiisu yahay....
Mareykanka:”Xabad joojin rasmi ah Xamaas oo kaliya ayay deni ugu jirtaa”
Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in aaney taageereyn xabd joojin rasmi ah oo dhex marta Israa’iil iyo Xamaas isla markaana Qasa ka hirgasha, balse taa...
Ururka Xisbullaah oo weerar diyaaradeed ku qaaday saldhig ay leeyihiin ciidamada Israa’iil
Ururka Xisbullah ayaa weerar diyaaradeed ku qaaday saldhig ay leeyihiin ciidamada Israa'iil, taasoo jawaab u ah dilka mid ka mid ah saraakiishooda sare ee...
Fariimihii ugu dambeeyay ee wilkii uu dhalay wariyaha Al-Jazeera ee qoyskiisa oo dhan ku...
Wiil ku dhintay duqeymaha Israa’iil isla markaana uu dhalay wariye Falastiini ah oo ka tirsan Telefishinka afka Carabiga ku hadla ee Al-Jazeera ayaa qoraalladiisii...
Baadarigii weynaa ee sanadaha kufsiga iyo jirdilka u geysanayay dadkii kaniisaddiisa kujiray iyo caddeymaha...
BBC-da ayaa daaha ka qaadday caddeymo muujinaya tacadiyo iyo jirdil baahsan oo uu geystasy aas-aasaha mid ka mid ah kanisadaha ugu weyn adduunka.
Dad badan...
Xoghayaha Difaaca ee Maraykanka oo isbitaal la dhigay iyo Biden oo aan maalmo lagu...
Maamulka Biden looma sheegin maalmo in Xoghayaha Difaaca Mareykanka Lloyd Austin la dhigay isbitaal, ugu yaraan hal sarkaal ayaa u sheegay warbaahinta Mareykanka.
Lloyd Austin,...
Xagee laga helay qaybtii diyaaradda ka go’day iyadoo hawada ku jirta?
Baarayaasha ayaa sheegay in la helay qeyb ka mid ah daaqadda diyaaradda Alaska Airlines ee ka go’day xilli ay hawada ku jirtay Jimcihii.
Maamulka ayaa...
Madaxweynaha falastiin oo ka degay Masar
Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabbaas ayaa maanta oo Axad ah gaaray dalka Masar, halkaasoo uu kula kulmi doono dhiggiisa Masar Abdel Fattah El-Sisi.
Wakaaladda wararka ee...