Tuesday, September 16, 2025

Germalka oo soo rogay Xayiraado Cusub oo Dhanka Shacabka ah

0
Dowladda Jarmalka ayaa ku dhawaaqday tallaabooyin cusub maadaama infekshannada maalinlaha ah ay dhaafeen 5,000 - tii ugu badneyd tan iyo bishii Abriil. Xeerarka ku...

Azerbaijan oo duqeysay goobaha ay Armenia ku rakibtay Gantaalaha S-300

0
Dalalka dagaallamaya ayaa isku raacay in la joojiyo colaadda ka taagan gobolka lagu muransan yahay ee Nagorno-Karabakh maalmo uun ka hor. Ruushka ayaa ugu baaqaya...

Germalka oo Turkiga uga digay daandaasiga bada bariga Mediterranean

0
Wasiirka Arimaha Dibada Jarmalka Heiko Maas ayaa shalay ugu baaqay Turkiga inay ka waantoobaan daandaansiga cusub ee ka socda Bariga Mediterranean. "Haddii howlaha cusub ee...

Cudurka Corona oo ku sii kordhaya Caasimada Stockholm

0
Sida ay masuuliyiintu sheegeen, 660 kiis oo cusub oo cudurka loo yaqaan 'Covid-19 virus' ayaa la soo sheegey afartii maalmood ee la soo dhaafey,...

Daraasad:- Viruska Corona waxa uu ku dul noolaan karaa Taleefanka dushiisa mudo Bil ka...

0
Daraasad caafimaad oo Australia ah, oo muddo ka hor lagu daabacay joornaalka Virology, ayaa muujisay in fayraska sababa covid-19 uu ku noolaan karo in ka...

Denmark” Khudbada Salaada Jimcaha waa in Af-danish lagu jeediyaa”

0
Sida laga soo xigtay xukuumada Sooshal dimuqraadiga ee Denmark, dhammaan khudbadaha Danmark waa inay ahaadaan af deenish. Sidaa darteed, inta lagu gudajiro sanadka soo...

Raiisel wasaaraha Armenia ” Xaalada Nagorno-Karabakh waxay ku xiran tahay go’anka Dowlada Turkiga”

0
Raiisel wasaaraha Armenia Nikol Pashinyan ayaa sheegay talaadadii inuu rumeysan yahay kaliya isbadal ku yimaada mowqifka Turkiga ee Nagorno-Karabakh ay ku dhiiri galin karto...

Haweeney da’ah oo markii labaad uu ku dhacay Xanuunka Corona u dhimatay

0
Haweeney da ’ah oo ku nool Holland ayaa dhimatay ka dib markii ay heshay covid-19 markii labaad. Waa kiiskii ugu horreeyay ee laga ogyahay adduunka...

Denmark oo Sadex Sano ku Xukumeysa Wadaadkii Furiin ka celiya Haweenka

0
Dowlada Denmark ayaa soo bandhigtay Hindise Cusub oo dhigaya in Sadex sano lagu Xukumo wadaadkii ama Imaamkii Furiin ka celiya Haweynkaa Islaamka ee Dalkaasi...

Turkiga oo dib ugu celiyay Markabka Oruc Reiss bada Mediterranean-ka (Xiisad Cusub)

0
Dib u celinta Turkiga ee markabka cilmi baarista ku sameynaya bariga Mediterranean ayaa sababi doonta xiisado cusub oo ka dhaca gobolka. Midowga Yurub ayaa ka...