Wararkii ugu danbeeyay Doorashada Mareykanka oo bilaabaneysa iyo wal-wal laga qabto doorashada
yaa ku guuleysanaya Doorashada Mareykanka ma Donald Trump oo ka socda Jamhuuriga? Mise Joe Biden oo ka socda Dimuqraadiga?
Hadda ma ahan waqti dheer ilaa...
Madaxweynaha Faransiiska oo ka hadlay Weerarkii labaad ee Dalkiisa ka dhacay
Saddex qof ayaa ku dhimatay weerar mindi loo adeegsaday oo lagu qaaday kaniisad ku taal magaalada Nice, weerarkaas oo uu madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron...
Haweeney madaxda looga jaray Weerar loo adeegsaday toorey/mindi oo ka dhacay Faransiiska
Booliska Faransiiska ayaa subaxnimadii Khamiista sheegay in saddex qof lagu dilay weerar mindi loo adeegsaday oo ka dhacay magaalada Nice, iyadoo dhowr qof oo...
Wargeyska Charlie Hebdo oo kartoon ka sameeyay Madaxweynaha Turkiga Erdogan
Majaladda majaajilista ah ee Faransiiska Charlie Hebdo ayaa Arbacadii maanta daabacday sawir gacmeed xasaasi ah oo loo jeedomadaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan xilli xiisad...
Hanjabaadyo gaaray Masaajid ku yaalla Faransiiska oo ka dhan ah Carabta iyo Turkida
Masaajid ku yaal waqooyiga Faransiiska ayaa helay ogeysiis hanjabaad ah Talaadadii, wakaaladda wararka ee dowladda Turkiga ee Anadolu ayaa sidaas sheegtay , iyadoo soo xiganeysa shabakadda...
Rabshado ka bilowday Taliyaaniga oo ka dhashay Xayiraadaha Cusub iyadoo 24 saac la diiwan...
Gudaha Talyaaniga, kudhowaad 22,000 kiisas cusub oo corona ah ayaa ladiwaan galiyay 24kii saac ee lasoo dhaafay. Tani waa tiradii ugu badnayd tan iyo markii...
Qaxooti ku dhintay Dooni ay saarnaayeen muhaajiriin oo ku degtay waqooyiga Faransiiska
Ugu yaraan afar qof ayaa dhimatay ka dib markii doon ay la socdeen ku dhowaad 20 muhaajiriin ah ay ku degtay xeebta Loon-Plage oo...
Angela Merkel oo la kulmeysa Hogaamiyaasha 16-ka Gobol ee Germalka ( Xayiraado la filayo)
Hoggaamiyaha Germalka Angela Merkel ayaa sheegtay in u hogaansanaan la'anta Sharciyada COVID-19 ay Jarmalka dib ugu celisay xaalad “adag”. xili lagu wado inay la...
Saudi Arabi oo si dadban u Cambaareeyay Hadalkii Madaxweynaha Faransiiska ee Islaam Naceybka
Dowlada Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay “inay diideyso isku day kasta oo diinta Islaamka loogu xirayo argagixisada, waxayna cambaareyneysaa sawir gacmeedyada aflagaadada ah ee nabiga...
Madaxweynaha Turkiga oo ku baaqay in aan la iibsan Alaabada Faransiiska
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Isniintii ku biiray baaqyada ah in la qaadaco badeecadaha Faransiiska, taasoo sare u qaadaysa khilaafka u dhexeeya Faransiiska iyo dalalka Muslimka ee...