Monday, July 13, 2026

Hay’ada Försäkringskassan oo Aabe ku Amartay Bixinta 240,000 kr Madama aysan Caruurtiisa Dalka Joogin

0
Sanduuqa Ceymiska Bulshada ayaa ka dalbaday Aabe reer Umeå ah in uu soo celiyo lacag ka badan 240,000 oo kronor kadib markii la ogaaday...

Heerka Shaqo La’anta Norway oo soo Kordheysa Sida ay Sheegtay SSB

0
Heerka Shaqo La'anta Norway ayaa Korortay Shaqo la'aanta ayaa hadda maraysa 4,6 boqolkiiba, sida lagu sheegay tirokoobyada SSB. Shaqo la'aanta ayaa kor u kacday boqolkiiba...

Norway:- Nin Cunsuri ah oo Haweeney soo Galooti ah ku dilay Caasimada Oslo

0
Nin 18 jir ah oo ku nool Norway ayaa wajahaya eedo culus kadib markii uu haweeney asalkeedu soo galooti ah ku dilay xarun dhalinyaro...

Rabshadaha Ka Socda UK oo Sababay in Dowlada dib u Habeyn ku Sameyso Magangalyo-doonka

0
Dowladda Britain ayaa qorsheyneysa in isbedel weyn ay ku sameyso nidaamka habraaca codsiyada magangalyada, sida ay sheegtay BBC-da . Hadafku waa in la dhimo tirada muhaajiriinta degan...

Israel oo Duqeymo Xoogan u geysatay Caasimada Yemen ee Sanca

0
Israa’iil ayaa lagu soo waramayaa inay Duqeyn ku garaacday caasimadda Yemen ee Sanca. Weerarka ayaa lagu soo waramayaa in uu sababay ugu yaraan laba...

Dowlada UK oo heshiis dib u celin ah la gashay Dalka Ciraaq

0
Britain ayaa heshiis cusub la gashay dowladda Ciraaq si ay ugu ogolaato soo celinta muhaajiriinta. Tallaabadan ayaa loo arkaa inay qayb ka tahay istaraatiijiyadda...

Spain oo lagu xiray Xubno ka tisan Kooxaha Gangiska Sweden

0
Wargeyska ayaa sheegay in howlgalkan uu ka dhashay wadashaqeyn dhexmartay booliska Spain iyo Sweden. Lix xubnood oo ka tirsan koox dembiilayaal Swedish ah ayaa lagu...

Sweden oo laga diiwaangaliyay heerka Dhalmo ee ugu hooseeyay mudo 23 sano

0
Dalka Iswiidan ayaa laga dareemay hoos u dhac ku yimid tirada dhalmada, iyadoo xog cusub oo ay soo saartay hay’adda tirokoobka Sweden (SCB) ay...

Ururka NATO oo ku dhawaaqay inay saldhig militari ka sameynayaan Dalka Sweden

0
Dowladda Sweden ayaa maanta go’aansatay in ay saldhig cusub oo saadka NATO ka sameysato magaalada Enköping, si ay u noqoto xarun isku xirka dhaq-dhaqaaqa...

Dowlada Israel oo sheegtay inay Bilabeyso Wajiga 1 aad ee Weerarka GAZA

0
Ciidamada Difaaca Israa’iil (IDF) ayaa sheegay inay bilaabayaan wejiga koowaad ee duullaanka la qorsheeyay ee magaalada Gaza, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee...