Denmark oo qaaday Xayiraadaha Corona kuna Dhawaaqday inuusan Xanuunka aheyn mid halis ah
Dowlada Denmarka ayaa maanta ku dhawaaqday inay qaaday Xayiraadaha Corona ee ka jiray wadanka.
Warbixinta dowlada waxay raadisay in Xanuunka Corona uusan aheyn mid halis...
Germalka oo soo saaray Xayiraado Cusub oo dhanka galintaanka ah
Xaalada Corona ee Wadanka Germalka ayaa gaartay halkii ugu Sareesay marka la eego Tirakoobka kiisaska Corona ee Xiligan.
Dowlada ayaa soo saartay Xayiraado dheeri ah...
Magacyada ugu Caansan ee loo bixiyay Caruurta Sweden ku dhalatay Sanadkii hore oo lasoo...
Alice iyo Nuux (Noah) ayaa hogaanka u haya welina waa magacyada ugu caansan dhallaanka cusub, Tirakoobka Magaca Sweden ee 2021 ayaa muujinaya.
Isla mar ahaantaana,...
Dowlada oo soo bandhigtay Qorshe Arday lagu geenayo Goobaha Shaqada ka jirto
Arday badan oo dugsi sare ah waa inay ka qaybgalaan shaqooyinka dhismaha, korontada ama barnaamijka daryeelka oo ay helaan xirfadaha dhabta ah ee suuqa...
Qof u dhintay Toogasho loogu geestay Xaafada Rinkeby ee Stockholm
Nin dhalinyaro ah oo da’diisa lagu qiyaasay labaatan jir ayaa u dhintay dhaawac ka soo gaaray rasaas xalay looga geeatay xaafadda Rinkeby ee magaalada...
Raisal Wasaarihii hore ee Sweden Stefan Löfven oo Shaqo raadis ah
muda kadib Raisal Wasaaraha Sweden ayaa dhawaan iskaga tagay xilka Raisal Wasaaraha dalka isagoo xilkaasi ku Wareejiyay Magdalena Andersson
Hadda waxa uu si deggan ugu...
Midowga Yurub oo ku dhawaaqay sharciyo cusub oo loogu talagalay shahaadooyinka corona
Febraayo 1, Midowga Yurub wuxuu bedeli doonaa sharciyadiisa shahaadooyinka corona. Waa kuwan isbeddellada ugu muhiimsan:
* hadii aad qaadatay talaalka 270 maalmood (qiyaastii sagaal bilood)...
Rikard Bergstrom ” Afartii Bil Mar in la Qaato Talaalka ayaa Rajeeneynaa Dhawaan ”
Guud ahaan Caalamka waxaa ka socda Qaadashada Talaalka qeybihiisa kala duwan iyadoo dadka qaarkood loogu baaqay in Talaalka
Isku -duwaha tallaalka Sweden, Rikard Berestrom, ayaa muujiyay...
Magangalyo Doonka Shaqeeya ee Jawaab sugaha ah oo ku noolaanaya Hoyga Migrationsverket-ka
Dowlada ayaa wada qorshe ay ku dooneyso inay meesha kaga saarto sharciga EBO ee qofka xaqa u siinaya inuu ku noolaado goobta uu doonayo.
Sida...
Sweden oo soo bandhigtay Tirada Qaxootiga ay soo qaaday Sanadkii hore
Sannadkii hore, Iswiidhan waxay heshay tiradii ugu badnayd ee qoxooti kootada ah muddo dhowr iyo toban sano ah. Sababta tirada badan keentay ayaa ah in...