Germalka oo War Cusub kasoo saaray Xiyaaradaha ka jira Wadanka iyo Waqtiga la qaadayo
Jarmalku ayaa qorsheynaya inuu meesha ka saaro inta badan tillaabooyinka corona marka la gaaro Maarso 20, sida uu sheegay Raiisel wasaare Olaf Scholz.
Arbacadii, Scholz...
Ruushka oo dhoolatus Milateri ka bilaabay meel u dhow xadka Norway
Ciidamada badda ee Ruushka ayaa ku dhawaaqay in ka badan 20 markab oo ka mid ah maraakiibta Waqooyiga Ruushka ay bilaabeen dhoolatus ciidan oo...
Netherland oo soo saartay Go’an Cusub oo ku Saabsan Xayiraadaha jira iyo Waqtiga la...
Netherland ayaa meesha ka saari doonta ​​​​dhammaan tallaabooyinka iyo Xayiraadaha corona 25ka Febraayo, Sida uu sheegay Wasiirka Caafimaadka ee dalka.
-Dalku mar kale ayuu furmi...
Shirkadaha Diyaaradaha ee Skandinavia-ka oo joojiyay Marada Afka lagu Xirto
Shirkadaha diyaaradaha ee Norwegian iyo Widerøe ayaa joojiyay marooyinka afka lagu xirto. SAS ayaa ku dhawaaqeysa go'ankeeda , halka Flyrna ay meesha ka saarayso...
Ruushka oo go’an kasoo saaray Ciidankiisa ku sugan Xadka Ukraine
Subaxnimadii Talaadada, Wasaaradda Difaaca ee Ruushka ayaa ku dhawaaqday inay ka baxayso qaar ka mid ah ciidamadeeda xadka Ukraine.
Afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga Igor Konashenkov ayaa...
Xaafiska Shaqada ee Arbetsförmedlingen oo Bixinaya Koorso lagu Caawinayo Dhaqaatiirta Ajaanibta
Ururka dhakhaatiirta Sweden ayaa xafiiska shaqada ka helay lacag dhan 5.7 milyan oo karoonka iswiidhishka si loogu maalgeliyo koorsada diyaarinta ah ee lagu caawinayo dhakhaatiir badan oo...
Booliska Faransiiska oo toogasho ku dilay Nin Mindi ku watay Goob Tareenada laga Raaco...
Booliska dalka Faransiiska, ayaa subaxnimadii hore ee shalay ku dilay Saldhigga Gare du Nord ee magaalada Paris Nin Toorey ku weeraray, sida uu Idaacadda...
Maraykanka oo safaaradda Ukraine ka raray Caasimada Kyiv una guuraya Lviv
Maraykanka ayaa hawlihiisa safaaradeed ee Ukraine ka rari doona caasimadda Kyiv, una rari doona magaalada galbeedka ku taalla ee Lviv, sida uu sheegay xoghayaha...
Waalidiinta Ajaanibta ee Laga Qaato Caruurta oo ku soo badanaya Sweden, Dibad-baxyo laga dhigay...
Sanadihii ugu Danbeeyay waxaa Sweden ku soo kordhay in Caruuta laga qaato Waalidka gaar ahaan kuwa ajaanibta.
Dhacdooyinkaasi waxaa kamid ah Muuqaalo lagu baahiyay baraha...
Norway oo Dhalashada ka Ceshatay 44 Caruur ah Labo Sano Gudaheed
Tirokoobyada laga helay TV 2 ayaa muujinaya in UDI-du ay dhalashada kala noqotay 44 caruur ah tan iyo 2020.
“UDI-da kama xayuubin dhalashada dhallaanka muddada...