Dowlada Sweden oo Caawineysa Kuwa iibsanaya Guryaha Cusub, Waalidka oo Fursad helaya
Wasiirka guryeynta Sweden Johan Danielson ayaa maanta helay natiijada baaritaanka dowladda ee ay dowladdu billowday si ay amaah ugu siiso kuwa iibsaday guri markii ugu...
Finland oo soo bandhigtay Waqtiga ay go’an ka gaareyso ku biirista NATO
Ra’iisul wasaaraha Finland Sanna Marin ayaa sheegtay in dalkeedu uu go’aan ka gaari doono xubinnimada NATO gu’ga, ka dib markii dowladda iyo baarlamaanka ay...
Xasuuqa Butsja kadib Midowga Yurub oo diyaarinaya cunaqabatayn cusub oo ka dhan ah Ruushka
Midowga Yurub ayaa cambaareeyay Ruushka ka dib markii ay soo baxeen warar sheegaya in dad rayid ah lagu dilay Butsja, oo ka baxsan Kyiv. Ururka...
Poland oo ku eedeesay Germalka iyo Faransiika inay isku dhowyihiin Ruushka
Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Poland ayaa aaminsan in Faransiiska iyo Jarmalku ay aad isugu dhow yihiin Ruushka, wuxuuna dhaleeceeyay hab-dhaqanka dowladda Jarmalka ka hor...
Sweden oo sheegtay in ay kordhayaan Dadka Ajaanibta ee qatarta ku ah Amaanka Wadanka
Sirdoonka Sweden, Säpo, ayaa shaaca ka qaaday in tirada dadka ajaanibka ah, ee loo aqoonsan karo khataraha ammaanka, ay weli dalka ku sii kordhayaan.
Sida...
War hada Ah: Lix Qof oo lagu dilay toogasho ka dhacday Dalka Mareykanka
Lix qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen ugu yaraan sagaal kalena ay ku dhaawacmeen toogasho ka dhacday bartamaha magaalada Sacramento ee gobolka...
Dood ka taagan Basaboorka Mareykanka oo isbadal Cusub lagu sameeyay Dadka loo soo saaray
Waaxda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa ku dhawaaqday Khamiistii in ay bixin doonto dookh saddexaad oo dhanka jinsiga ah oo la yiraahdo ‘X’ oo...
Ruushka oo war kasoo saaray Wadahadalada ka socda Caasimada Istanbul
Wadahadallada lala yeelanayo Ukraine ma fududa, balse waxa ugu muhiimsan ayaa ah inay sii socdaan, ayuu yiri afhayeenka Kremlin-ka sida ay sheegtay wakaaladda wararka...
Seyga Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Ukraine oo la dilay
Seyga Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Ukraine Olga Stefanishyna ayaa la sheegay in lagu dilay weerar ay geesteen Ciidanka Ruushka.
Lesia Vasylenko, ayaa ku jirta Golaha...
Ciidamada Ruushka oo isaga baxay garoonka diyaaradaha ee Kiev
Ciidamada Ruushka ayaa ka baxay garoonka weyn ee Antonov ee waqooyi galbeed ee Kyiv, sida ay muujinayaan sawirada dayax gacmeedka.
Sawirradan oo ay qaaday shirkadda...















