Booliska Sweden oo Qof ku toogtay Magaalada Sundsvall
Nin da'diisu tahay sodon jir ayaa shalay boolisku ku toogtay magaalada Sundsvall .
Shantii fiidnimo ee shalay ayaa ciidamo booliis ah oo roondo ah waxa ay tageen guri ay...
Italy: Maxkamada Sare ee Dalkaasi oo kasoo horjeesatay dib u celinta Qaxootiga
Maxkamadda Sare ee Talyaaniga ayaa dembi ku tilmaantay in Tahriibayaasha loo wareejiyo Ilaalada Xeebaha Liibiya, iyadoo sheegtay inaan magaalooyinka Liibiya loo aqoonsan karin meelo ammaan ah.
Amnesty International...
Caruurta Lagu Qasbo Xijaabka oo Baaritaan lagu Sameenayo
Wasiirka sinnaanta jinsiga Paulina Brandbury, ayaa maanta ku dhawaaqday baadhitaan cusub oo ay dawladdu bilaabayso, kaas oo ay sheegtay in looga golleeyahay in lagu...
Da’yar 15 Sano jir oo lagu eedeeyay Hooyo lagu dilay Uppsala
Shan qof ayaa lagu soo oogay inay ku lug lahaayeen dilka Hooyada dhashay Ismaaciil Cabdoodayrtii hore.
Nin 19 jir ah iyo wiil 15 jir...
Wararkii ugu dambeeyay toogasho ka dhacday dalka Mareykanka
Hal qof ayaa la xaqiijiyay inuu dhintay ugu yaraanna ay 22 kale ku dhaawacmeen kaddib marki rasaas oodda loogaga qaaday taageerayaal isugu soo baxay...
Israa’iil oo weerar ballaaran oo aargudasho ah ku qaadday Lubnaan
Israa'iil ayaa "weerar ballaaran" ku qaaday Lubnaan ka dib markii qof dumar ah lagu dilay qaar kalena lagu dhaawacay weerar gantaal oo lagu qaaday...
Wararkii ugu Danbeeyey Gantaalo dhimasho iyo dhaawac sababay oo lagu weeraray Israel
Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay siddeed kalena way ku dhaawacmeen weerar gantaallo ah oo lagu qaaday magaalada Safed ee waqooyiga Israa’iil.
Telefishinka Channel...
Mareykanka oo $95.3 bilyan ku taageeray Israa’iil
Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa meel mariyay lacag dhan 95.3 bilyan oo doolar oo gargaar shisheeye ah, kaasoo ay ku jirto caawinta Ukraine iyo Israel...
Weriyeyaal ka tirsan Aljazeera oo mar kale si xun loogu laayay Gaza
Laba wariye oo ka tirsan warbaahinta Aljazeera oo kala ah Ismail Abu Omar iyo Ahmad Matar, ayaa ku dhaawacmay duqayn cirka ah oo Israel...
Yurub oo ka walaacsan keydka hubka oo dhammaad ka ah
Madaxa shirkada difaaca iyo hubka ee ugu weyn Jarmalka Rheinmetall ayaa u sheegay BBC in Yurub ay u baadan tahay muddo toban sano ah...