Thursday, September 18, 2025

Erdogan oo Fariin adag kuna saabsan Suuriya u diray dhigiisa Putin

0
Recep Tayyip Erdogan ayaa u sheegay dhiggiisa Ruushka inay muhiim tahay in la sameeyo waxa loogu yeero "aagga nabdoon" ee gudaha Suuriya, sida uu...

Shaqaalo la’an ka jirta Qeybaha Maqaayada ee Dalka Sweden

0
Waaxda maqaayadaha ee dalka Sweden ayaa waxaa ka jirta shaqaale la’aan ba’an , sida ay sheegtay dhowr warbaahin. Mid ka mid ah sababaha arrintani waa mushahar...

Finland oo Xadka Ruushka geysay Diyaaro Nuuca Casriga ah

0
Dowladda Finland ayaa qaybtii ugu horreeysey ee diyaaradaha dagaalka ee F-35 ee Maraykanka gayn doonta gobolka woqooyi ee ee Lapland, marka Helsinki ay hesho...

Ruushka oo Ukraine geeyay Hub Casri ah kuna garaacay Halkaasi

0
Waxaa ay muuqaallo cusubi kasoo baxayaan hannaanka TOS-2 oo lagu naanayso Tosochka oo iminka isagoo casri ah Ukraine la geeyey kaasoo u kala baxa TOS-1 iyo TOS-1A. Midkan...

Madaxweynaha Ruushka oo bilaabay Qorshe Cusub isagoo la hadlaya dhigiisa Erdogan

0
Afhayeenka Kremlin-ka, Dmitry Peskov, ayaa sheegay in Madaxwaynaha Ruushka ee Vladimir Putin uu maanta oo isniin ah uu telefoon kula hadli doono dhiggiisa Turkiga...

Digniin laga soo saaray App-ka Swish-ka ee been abuur ka ah

0
Booliska Sweden ayaa cusbooneysiiyay digniinta ku saabsan soo ifbaxa codsiyada been abuurka ah ee adeegga lacag-bixinta mobilada ee “Swish App” Toddobaadyadii u dambeeyay, waxaa codsigan lagu arkay dukaamo...

Sweden: Degmada Staffanstorp oo diiday in ay qaabisho qoys Suuriyaan ah”

0
 Degmada Stavanstorp ayaa diiday in ay qaabilaan qoys Suuriyaan ah oo Sweden ku yimid qayb ka mid ah qaxootiga lasoo qaado (Qoxootiga Qaramada Midoobay). Qoyska...

Dagaalka Ruushka ee Ukraine: Ruushka oo la Wareegay Qeybo kamid ah Gobolada uu Weeraray

0
Kuwani waa qaar ka mid ah dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa ee la xidhiidha dagaalkii Ukraine Jimco 27 May. *Ruushka ayaa abaabulay dhammaan ciidamadiisa si ay weerar...

Turkiga oo xiray hogaamiyaha cusub ee Daacish

0
Saraakiisha sare ee Turkiga ayaa ku dhawaaqay in hogaamiyaha cusub ee dowladda Islaamiga ah lagu xiray Istanbul, sida laga soo xigtay  Bloomberg . Saraakiishan oo ka...

Sweden oo laga helay kiisaska ugu horeeyay ee Cudurka Bus-buska

0
Hay'adda caafimaadka dadwaynaha ee Sweden ayaa ku dhawaaqday in kiiskii labaad ee Cudurka Busbuska laga xaqaiijiyay wadanka. Hay’adda ayaa war saxaafadeed ay soo saartay ku...