Garmalka oo heshiis dhanka socdaalka ah la saxiixday Wadama Kenya, Uzbekistan
Hogaamiyaha Jarmalka Olaf Scholz waxa uu qarka u saaran yahay inuu saxiixo laba heshiis oo socdaalka ah - mid Kenya iyo kan kale ee...
Tirada Qaxootiga Ama Soogalootiga ee Imaanaya Wadamada yurub oo hoos u dhacday
Marka loo eego xogta horudhaca ah ee ay soo saartay hay’adda xudduudaha Midowga Yurub ee Frontex, tirada xuduudaha aan caadiga ahayn ee laga galo...
Sharciga Cusub ee Qaxootiga ku laabanaya Dalalkooda iyo Dadka uu Quseeyo
Todobaadkan Dowlada Sweden ayaa shaacisay inay kordhisay Lacagta la siinayo Dadka ku laabanaya Dalalkooda ee si iskood ah u codsanaya iyadoo dadkaasi la siinayo...
Kooxda Xuutiyiinta oo Gantaalo ballistic ah ku Weeraray Caasimada Israel ”Dad ku Dhaawacmay”
Gantaalada ballistic ah Xuutiyiinta Yemen saaka ku weerareen Tel Aviv iyo bartamaha dhulka ay Israa’iil heysato ayaa su’aalo ku dhaliyey Israel iyo dalalka reer...
Dhalinyaro Sweden u dhalatay oo lagu Xiray Caasimada Denmark
Wiil 16 jir Swedish ah ayaa ku xiray Denmark kaasi oo looga shakisan yahay isku day dil, dambiyo hub iyo isku day qaraxyo sida...
Gaza oo lagu Dilay Lix ka mid ah shaqaalaha Qaramada Midoobay
Lix ka mid ah shaqaalaha hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga Falastiiniyiinta ee Bariga Dhexe (UNRWA) ayaa lagu dilay laba weerar oo cirka ah...
Darawal Taksiile ah oo lagu Xukumay Saddex Sano Kufsi uu geestay ” Sidee Wax...
Darawal Taksiile ah ayaa lagu Xukumay Afar sano oo Xabsi ah kadib markii uu kufsi u geestay Nin Naafo ah falkan oo ka dhacay...
Dowlada Germalka oo kala Wareegtay UK Xaruumaha Qaxootiga ee Rwanda
Sida ay qorayaan warbaahinta Germalka Dowlada dalkaasi ayaa la wareegtay Xaruumaha Qaxootiga ee dowlada UK ka dhistay Dalka Rwanda.
Germalka ayaa qorsheenaya in Qaxootigiisa uu...
Ukraine oo Diyaarado aan duuliye laheyn ku Weerartay Caasimada Moscow” Dad ku dhintay
Ukraine ayaa 70 diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ku weerartay saacadihii hore ee maanta caasimadda Ruushka ee Moscow iyo nawaaxigeeda
Waxaa la sheegay inuu hal qof...
Germalka oo bilaabay Musaafurinta Qaxootiga Qaar ee Wadankaasi
Jarmalka ayaa dib u bilaabay masaafurinta Qaxootiga Afgaanistaan ​​Jimcihii iyadoo 28 Afgaanistaan ​​ah oo lagu helay dambiyo kala duwan dib loogu celiyay Afgaanistaan.
Jarmalka ayaa...














