Tuesday, September 16, 2025

Sweden oo Musaafurin iyo Xabsi ku xukuntay Todobo Qof oo lagu eedeeyay

0
Todobo qof ayaa lagu xukumay xabsi u dhexeeya lix ilaa toban sano, kuwaas oo lagu eedeeyay dambiyo daroogo oo halis ah mid ka mid ah kiisaska...

War Hada Ah: Dowlada Sweden oo Mamnuucday Isticmaalka Mootada/Sikalka Korontada ku Shaqeeya

0
Laga bilaabo 1-da Sebtembar, waxaa dalka Sweden laga mamnuucayaa in lagu kaxeeyo mootooyinka korontada ku shaqeeya ee waddooyinka sikalka lagu isticmaalo, sida lagu sheegay...

Turkiga oo sheegay in Sweden iyo Finland aysan Fulin Balamihii lagu balamay

0
Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga Mevlüt Cavusoglu ayaa sheegay in Ankara aysan arkin Sweden iyo Finland oo qaadaya "tallaabo ku filan" oo Turkiga uu...

Sharciyo Cusub oo Dhanka Canshuurta oo Dowlada Sweden soo kordhisay

0
Dowlada Sweden ayaa ku hoolan wax ka badalka dhanka Canshuurta oo ah halka ay dhibaato ugu xoogan ka jirto marka la eego hadal heynta...

Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Sweden oo lagu taliyay Xirashada Marada Afka

0
Ka dib markii uu sii kordhay faafitaanka covid-19 dhawaanahan, gobolo badan oo Iswiidhan ah ayaa dib u soo celiyay xannibaado iyo shuruudo looga baahan...

Meydka Wiil Dhalinyaro ah oo laga helay Xaafada Nacka

0
Booliiska dalka Sweden ayaa shalay shaaca ka qaaday inay meel bannaan ah ka heleen wiil yar oo meyd ah oo ku dhintay agagaarka Orminge...

Ruushka oo ku andacoonaya in uu la wareegay warshadda tamarta dhuxusha ugu weyn ee...

0
Ruushka ayaa sheegay in ciidamadooda hubaysan ay la wareegeen xarunta ugu weyn ee laga dhaliyo tamarta dhuxusha ee Ukraine meel u dhow magaalada Svitlodarsk...

Haweeney Qaadan jirtay Lacagta Caruurta iyadoo Dalka ka Maqan oo lagu Qabtay Waxana lagu...

0
Hay’adda badbaadada bulshada ee dalka Sweden ayaa dalbatay in haweeney reer Skåne ah ay u soo celiso lacag ka badan 300,000 oo karoonka Iswiidhishka ah, kadib markii...

Caabuqa Corona oo ku soo kordhay Goobaha Waayeelka Sweden

0
kiisaska caabuqa corona ee guryaha dadka lagu xanaaneeyo ayaa sare u kacay. Sida uu qoray wargeyska Svenska Dagbladet, caabuqa ayaa ku batay guryahaas, gaar ahaan caasimadda...

Degmada Huddinge ee Caasimada Stockholm oo Qof lagu toogtay

0
Nin 25 jir ah ayaa la helay isagoo dhaawac ah guri ku yaal degmada Huddinge wax yar ka dib 8-dii fiidnimo ee Caawa. Ka dib...