Wiil Dhalinyaro ah oo Labo Gabdhood ku dilay Dalka Germalka markii ay ka diideen
Wiil dhalinyaro ah oo u dhashay dalka Eritereeya oo ku noolaa magaalada Munich ee dalka Jarmalka ayaa labo gabdhood oo dhalinyaro ah ku dhex dilay...
Labo Qareen oo u dhalatay Sweden oo lagu xukumay Xabsi
Ka dib markii loo tixgeliyey mid ka mid ah qareennada ugu wanaagsan ee Iswiidhan muddo dheer, waxaa la ogaaday in ay sii daayeen macluumaadka xabsiyada si...
Erdogan iyo Putin oo ku kulmay Dalka Iiraan
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa u safri doona Iran toddobaadka soo socda. Si uu ula kulmo Madaxweynayaasha Turkiga iyo Iran, Recep Tayyip Erdogan iyo Ibrahim Raisi.
Sida uu sheegay afhayeenka...
Lacagta Euro-ga oo ku qiimo noqotay Lacagta Dollarka Mudo 20 sano ah kadib
 Doolarka Maraykanka ayaa gaaray heerka lacagta euro -da oo aan dhicin ama gaarin heerkan mudo labaatan sano ka hor.Â
Sababta ka dambeysa ayaa ah in Euro ay...
Xukun lagu riday Siyaasi Swedish ah oo Xaaskiisa Dilay kadibna jarjaray
 Maxkamad ku taal dalka Sweden ayaa xukun ku riday siyaasi hore oo ka tirsanaa xisbiga SD .
60-jirkan ayaa lagu eedeeyay inuu dilay saaxiibkiis oo...
Booliska Sweden oo digniin kasoo saaray Caruurta ku biira kooxaha Gaangiska
Booliska Sweden ayaa ka digay in carruurta ay aad ugu dhowdahay in loo askareeyo kooxaha burcadda ah xilliga xagaaga. Waxay xuseen in marka carruurtu u guuraan meel ka...
Musiibo Qaxooti oo ka taagan Xaduudka u dhaxeeya Dalalka Poland iyo Belarus
Waa jiraqaxooti ka soo qaxay Suuriya, Afgaanistaan ​​iyo Maali, oo isku dayaya inay galaan Midowga Yurub, waxay ku urursanyihiin muddo bilo ah kayn ku...
Sweden oo ugu horeysa Xaga Furiinka Wadamada kale ee Yurub
Tirokoob ay soo saartay xarunta tirakoobka ee dalka Sweden ayaa muujisay koror ku yimid kiisaska furriinka ee Sweden sanadkii hore.
Marka loo eego tirooyinkan, in ka badan 23,600 oo...
Ruushka oo Duqeeyay Hubkii Reer Galbeedka ugu deeqeen Ukraine
Ruushka ayaa ku andacoonaya in uu duqeeyay hangar ku yaalla gobolka Donetsk uuna burburiyay bakhaar ay ku jiraan maraakiibta Maraykanka ee M777.
Afhayeen u hadlay...
Lix qof oo ku dhintay kadib markii gantaal lagu weeraray guri dabaq ah oo...
Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay weerar gantaal ah oo Sabtidii lagu weeraray guri dabaq ah oo ku yaalla gobolka Donetsk ee uu...