Canshuurta in la dhimo oo Todobo Xisbi ay isku Raacsanyihiin Dalka Sweden
SD, KD, M, C iyo L dhamaantood waxay rabaan inay hoos u dhigaan canshuurta dakhliga. MP iyo V waxay aaminsan yihiin in la dhimo oo...
Lacagta Euro-ga oo hoos u sii dhaceysa mudo 20 sano kadib
Lacagta Euro ayaa hoos ugu dhacday 0.98 dollar subaxnimadii Isniinta, halka suuqyada saamiyada Yurub ay sare u kaceen joojinta qulqulka gaasta ee Gazprom ee...
Saddex Caruur oo walaalo ah oo lagu dilay gurigooda Magaalada Dublin
Labo mataano oo siddeed jir ah iyo walaashood oo ka weyn ayaa meydkooda laga helay gurigooda magaalada Dublin saacadihii hore ee Axadda shalay. Waxaa...
Dowlada Qatar oo ogolaatay Iibka Qamriga Xiliga Koobka Aduunka
Qatar ayaa qorsheyneysa inay u ogolaato dadka heysta tigidhada Koobka Adduunka inay iibsadaan biirka khamriga saddex saacadood ka hor inta aysan bilaaban ciyaarta iyo...
Haweeney Shaqada looga ceyriyay Shukulaato ay ka cuntay Goobta Shaqada
Haweeney ah dadka ka shaqeeya nadaafada ayaa laga ceyriyay goobtooda shaqada sababo la xiriira inay cuntay shukulaato taalay goobta shaqada falkan ayaa ka dhacay...
Dowladda Jarmalka oo ku dhawaaqday Lacag loogu tala galay Qoysaska ka Walaacsan Guryaha
Dowladda Jarmalka ayaa ogolaatay xirmo cusub oo samatabbixin ah oo balaayiin ah loo yareeyo cadaadiska saaran guryaha Jarmalka, sida ay sheegtay warbaahinta Jarmalka.
Waa gargaarkii...
Erdogan oo u hanjabay Dalka Giriiga isagoo sheegay inuu Tilaabao ka qaadayo
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Sabtidii mar kale Giriigga ku eedeeyay inay "qabsatay" jasiiradaha laga xoreeyay ee ku yaalla badda Aegean, sida ay...
Vänsterpartiet: Kaarka bisha waa in laga dhimaa 970 karoon lagana dhigaa 375 karoon
Xisbiga bidix ee gobolka Stockholm ayaa raba in uu hoos u dhigo kharashka kaarka gaadiidka dadweynaha ee bishii laga soo bilaabo 970 karoon ilaa...
Doorashada Sweden oo labo Qodob ugu muhiimsan Sanadkan, Xisbiyada qaarkood oo balanqaadyo sameeyay
Sweden waxaa sanadkan ka dhaceysa mid kamid ah doorashooyinka ugu muhiimsan Wadanka iyadoo ay jiraan Qodobo badan oo Xisbiyada soo bandhigeen si ay u...
Mareykanka oo Taiwan siiyay xirmo hub ah oo ku kacaya $1.1 bilyan
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa Jimcihii ku dhawaaqday in wadanku uu siinayo Taiwan xirmo hub ah oo ku kacaya $1.1 bilyan.
$665 milyan ayaa...