Monday, September 15, 2025

Ruushka oo ku Dhawaaqay La Wareegida Afar Gobol oo Ukraine ka tirsan

0
Munaasabad maanta ka dhacday Aqalka Kremlin-ka ee Ruushka ayaa waxa lagu Dhawaaqay in afar qeybood oo ka tirsan Ukraine ay ku biireen Dalkaasi. Madaxweyne Vladimir...

Sweden oo Halis ugu jirta in 200 Boqol Iskuul loo Xiro Macalimiin La’aan

0
Maanta oo Khamiista dugsiga Vittangi ee Kiruna ayaa xidhan sababo la Xiriira dhanka Macalimiinta awgeed. Isla sidaas oo kale waxaa xiran Nya Raketskolan oo...

Ruushka oo Bari ku Dhawaaqaya Afarta Gobol ee Ku Biiraya Dalkiisa

0
Berri oo Jimce ah, Ruushku waxa uu si rasmi ah ugu dari doonaa Dalkiisa afarta dhul ee uu ka haysto Ukrain Afarta Gobol ayaa...

Dowlada Finland oo ku Dhawaaqday Xiritaanka Xadka Dalkaasi ee Ruushka

0
Finland ayaa xireysa xadka inta badan uu la wadaado Ruushka ee laga helo fiisaha dalxiiska, dowladda Finland ayaa ku dhawaaqday Khamiista maanta. Mamnuucidda dalxiisayaasha Ruushka...

Sweden oo ka hadashey Qaraxyada loo geestay Dhuumaha Gaaska ee Nord Steam

0
tan iyo markii ugu horeesay ee soo shaac baxday qaraxyada loo geestay dhuumaha gaaska qaada ee Ruusha una soo gudba Dalalka Yurub waxaa ka...

Italy:- Xisbiga Midig Fog oo ku guuleestay Doorashada ka dhacday Taliyaaniga

0
Hogaamiyaha midigta fog Giorgia Meloni ayaa sheegtay in uu ku guuleystey doorashadii ka dhacday dalka Talyaaniga, waxaana ay ku dhowdahay in ay noqoto haweeneydii...

Maxaa ku soo Kordhay Dhismaha Dowlada Cusub ee Garabka Midig ee Ulf Kristersson

0
Hoggaamiyaha xisbiga Moderaterna u qaabilsan dhismaha dawladda, Ulf Kristersson, ayaa sheegay in uu u soo jeediyay af-hayeenka baarlamaanka Andreas Norlen in la siiyo muddo...

Shirkada Caanaha Arla oo Markii Sideedaad kordhisay Qiimaha Caanaha Sanadkan Gudahiisa

0
Arla ayaa markii sideedaad sanadkan sare u qaaday qiimaha caanaha. Go'aanka shirkadu wuxuu dhaqan galayaa laga bilaabo 1-da Oktoobar.  Taas macnaheedu waa in qiimaha caanuhu uu...

Ciidanka Norway oo soo bandhigay Muuqaalka gaas ka soo daadanaya badda Baltic-ga

0
Ciidamada Difaaca Norway ayaa hadda soo bandhigay muuqaalo laga soo duubay badda Baltic-ga oo muujinaya sida saddexda gaas ee ka soo daadanaya dhuumaha gaaska ee...

Waxa uu isku dhigay Baska isagoo Xiran Suunka Nuuca Qaraxyada ” Dhacdo ka dhacday...

0
Dhacdo layaab ah ayaa ka dhacday Dalka Germalka gaar ahaan Magaalada Huberg kadib markii nin sitay Suunka Qaraxyada uu isku dhigay mid kamid ah...