Wednesday, June 17, 2026

Hakad weyn oo ku yimid isu socodkii basaska ee koonfurta Stockholm

0
Dhowr waddo oo bas ah ayaa la hakiyay koonfurta Stockholm taasoo ka dhalatay baraf xooggan oo da'ay. Jidadka basaska ee Handen, Jordbro iyo Tyresö ayaa...

Lacagta Kaalmada Guryaha oo loo kordhiyay Waalidka Heysta Caruurta Badan Sida Dowlada Sheegtay

0
Dowlada Sweden ayaa sheegtay in kaalmada Guryaha ee loo yaqaano Bostadbidrag loo kordhinayo Waalidka heysta Caruurta badan. Kaalmada Guryaha ayaa aheyd boqolkiiba 25 Percent Waxana...

Jama Omar ” Eyda ku nool Sweden ayaa ka Qiimo badan Caruurteena”

0
Jama Omar ayaa wiil uu dhalay ku waayey shil toogasho ah sanad iyo bar ka hor, ayaa ilaa iyo hada aysan jirin cid lagu...

Caruurta Sweden ee Dibada Lagu Helayo oo lasoo bandhigay, Caruurtaasi oo Raali ka aheyn

0
Telefiishanka Sweden oo dib u eegis ku sameeyay carruurta dibadda loo kaxeeyo ama lagu hayo iyaga oo aan raalli ka ahayn, ayaa muujisay in...

qof ku dhaawacmay qarax xooggan oo ka dhacay magaalada Stockholm

0
Nin ayaa ku dhaawacmay waxa lagu tilmaamay qarax xooggan oo habeenimadii Khamiista ka dhacay Hässelby waqooyi-galbeed ee Stockholm. Booliisku ayaa aaminsan inuu Xariir la leeyahay...

Adeega Shirkada Tele 2 ee 4G oo Hakad ku yimid Maanta, Macaamiisha oo Loo...

0
Adeegga 4G ee Tele2 ayaa maanta oo Arbaca ah hakad ku yimid, kaas oo joojiyay adeegyadii isgaarsiinta ee macaamiisha qaar. Shirkaddu waxay sheegtay in khalkhalku...

Raisal Wasaaraha Sweden oo Finland ugu Baaqay Inay ku biirto NATO la’anta Sweden

0
Ra’iisul wasaaraha Sweden Ulf Kristershon ayaa soo jeediyay in Finland ay ku biirto Isbaheysiga North Atlantic Treaty Organisation (NATO) la'an Sweden. "Qiimayntayada guud ayaa ah...

Labo Qof oo lagu toogtay koonfurta Stockholm, Booliska oo ka warbixiyay Toogashada

0
Labo nin ayaa loo qaaday isbitaalka iyagoo qaba dhaawacyo halis ah kadib toogasho ka dhacday Salem ee koonfurta Stockholm, sida uu qoray wargeyska Aftonbladet. Booliiska...

Digniino Cusub oo laga Soo saaray Duufaano Baraf Wata, Stockholm iyo Goobo kale oo...

0
Waaxda saadaasha hawada ee Sweden (SMHI) ayaa ka digtay baraf cusub oo dabaylo wata oo ku soo wajahan qaybo badan oo dalka ah. Waxay xustay in Dalarna...

Waalid Dhibaato u soo gaartay Caruurtooda oo Gaangiska ku jira, Waalidka Qaar oo bilaabay...

0
Mid kamid ah Dhacdooyinka ugu Adkaa ayaa dhawaan ka dhacay Sweden kadib Markii waalid ku sugan gurigooda Qarax loogu Diday Halka Boostada laga tuuro...