Qof ku dhintay Toogasho ka dhacday Masjid ku yaala Örebro
Toogasho ayaa ka dhacday masaajid ku yaalla magaalada Örebro xili laga soo baxay saalada jimcaha
Weerarka toogashada waxaa ku dhintay Nin 25 jir ah kadib...
Darawal Basaska Kaxeeya oo Maxkamad lasoo taagay kadib markuu hurday
Maxkamad ayaa lasoo taagay mid kamid ah darawalada kaxeeya basaska kaasi oo hurday xili uu waday rakaab.
Falkan shilka ah ayaa kadhacay inta u dhaxeysa...
Hay’ada Migrationsverket-ka ee Sweden oo bilowday inay wareysiyo u dirtay Dadka Jawaabaha sugaya
Hay'ada Laanta Socdaalka Sweden ayaa bilwoday inay wareysiyo u dirto dadka codsaday dhalashada wadanka sweden ee jawaabaha sugaya.
Sida ay sheegtay hay'ada ku dhawaad 3,500...
Sharciyada Cusub ee Sweden ka Dhaqan-galay July 2025
Kowda Luulyo ee Sanadkan Waxaa dalka Sweden ka ´dhaqan-galay Sharciyo Cusub.
Sharciyada Waxaa kamid ah in la badaley oo la fududeeyay Dawooyinka loo qaato jinsi...
Darawal Taksiile ah oo Qof Dumar u kaxeestay Goob Cidlo ah isagoo isku dayay...
Maxkamad ku taalla magaalada Stockholm ayaa waxaa ka bilaabatay dhageysiga dacwad loo haysto nin da’diisa lagu sheegay 20 sano jir kaasi oo isku dayay...
Sweden oo 7 Sano ku Xukuntay Dhaqtar lagu Helay Dambiyo Galmo ah
Maxkamadda Uppsala ee dalka Sweden ayaa 7 sano oo xarig ah ku xukuntay dhaqtar hore oo afartameeyo jir ah, kadib markii lagu helay dambiyo...
Sweden:- Waalid Xabsi ku Wajahaya Dayaca Ilkaha ee Caruurtooda iyo Maxkamadeyntooda oo bilaabatay
Maxkamadeynta labo waalid oo ku nool magaalada Borås ayaa shalay oo Arbaca ah ka bilaabatay eedeymo la xiriira dayacaad weyn, kaddib markii saddex carruur...
Sweden:- Hay’adda Kaalmaynta Ardayda ee CSN oo 17 kun oo Arday ah ka Codsatay...
Hay’adda Kaalmaynta Ardayda ee CSN ayaa ka codsatay 17,000 oo arday in ay u soo celiyaan kaalmadii dhaqaale ee ay heleen intii ay ku...
Dowlada Italy oo Dalkeeda u diiday Rasmus Paludan oo Quraanka ku gubay Dalka Sweden
Mas’uuliyiinta Talyaanigu waxay ka hor istaageen siyaasiga Danish-Swedish-ka ah ee xagjirka ah, Rasmus Paludan, inuu soo galo waddanka subaxnimadii Khamiista ee maanta, waxayna ku...
Cumar oo 16 Sano jir ah oo kamid noqday Dadkii lagu dilay Upsalla
Cumar Jibriil oo 16 jir ahaa ayaa ka mid ahaa dadkii lagu dilay goob timaha lagu qurxiyo oo ku taal Uppsala todobaadkii hore.
Aabbe Ismaaciil...















